Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay sheegay in dowladda Sooamaliya ay heshiis hordhac ah la gashay shirkad Caalami ah taas oo sahmisa Biyaha ku hoos jira dhulka hoostiisa.
Waxa uu sheegay in qorsha dowladda uu yahay in 24 Bilood ee soo socotaa in la baaro Biyaha ku jira dhulka hoostiisa iyada oo la adeegsanayo Sataletesida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in qorshahaan ay dowladda kaag gol leedhay in laga baxo faqriga iyo Gaajada islamarkaana Soomaalida ay isku filnaadaan.
Hadalkaan ayaa Madaxweyne Faraamjo waxa uu ka sheegay furitaankkii kala-fadhiga labaad ee Kulanka Xubnaha Aqalka Sare ee uu shalay Muqdisho ka furay.
Ogeysiis
Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.
Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka. HALKAN CLICK SII
iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

