25.1 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

Dhageyso: Gudiga dhismaha maamulka Mudug iyo Gal-Gaduud oo xog loo baahnaa bixiyey !!!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online) – Guddiga farsamada ee maamul u samaynta gobolada Mudug iyo Galgaduud oo shalay shir jaraaid ku qabtay magaalada Cadaado ayaa ka war bixiyay meesha hawluhu ay u marayaan iyo waxa u qabsoomay.

Waxay sidoo kale ay ka codsadeen dhammaan dadka ay qusayso arintaani haddii ay noqon lahayeen hay’adaha dowladda iyo kuwa shacabkuba inay gacanka  iyo taakulayn ka gaystaan  sidoo arinta maamul u samayntu u qabsoomi lahayd.

Halkaanka dhagayso shirkii jaraaid

Caasimada Online
Xafiiska Baydhaba
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News