25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Dhageyso: Muxuu Guddoomiye Thaabid ka yiri siideynta C/raxmaan Cabdishakuur

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo qeyb ka ahaa Mas’uuliyiintii Dadaalka ugu jiray Siideynta Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay siideynta Siyaasiga.

Guddoomiye Taabit ayaa u mahad  celiayay Dhamaan intii ka qeyb qaatay sii deynta Siyaasin cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Guddoomiye Thaabit ayaa kamid ahaa mas’uuliyiintii damiinta ka noqday Cabdiraxmaan Cabdishakuur, waxaana damiinta kula jiro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf iyo Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

Haddaba halkaan hoose ka dhageyso hadalka Guddoomiye Thaabit:

 

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News