Daawo: Doorasho qof iyo cod oo tijaabo ah oo la qabtay (Yaa loo doortay madaxweynaha dalka?)

Muqdisho (Caasimada Online) – Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa qabatay barnaamij aay ugu magac dareen “Doorasho Noocee Ah Ayaad Rabtaa”.

Barnaamijka ayaa dhageystayaasha fursad loo siiyay in aay kala dooraantaa afar musharax oo lagu wado in aay u tartamaan jagada madaxweyne ee sanadka 2016.

Barnaamijka oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa dhagestayaasha waxaa aay ka hadleen dareenkooda ka muwaadin ahaan, iyo haddii la siiyo fursad qof iyo codkiisa ah ciddii aay dooran lahaayeen.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

https://www.youtube.com/watch?v=pJd2P3jvLe0

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com