Dhageyso: Xog laga helay qaabkii xadka Somalia iyo Kenya loo calameeyey oo lasoo bandhigay.!!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre), ahna xeeldheer iyo taariikh-yahan oo ka mid ahaa wafdigii xukuumadda iyo baarlamaanka u direen xuduudka Soomaaliya iyo Kenya, soona eegay xadgudubka la sheegay in Kenya ay ku soo sameysan xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa warbixin muhiim ah ka hor jeediyay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Faarax Qare wuxuu caddeyn u keenay qaabkii ay Ingiriiska iyo Talyaaniga ugu heshiiyeen inay u calaameeyaan xuduudka Soomaaliya iyo xaaladii uu ku soo arkay dhulka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Halkan ka dhageyso Faarax Qare

[su_audio url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/11/Faarax-Qare.mp3″]