25.4 C
Mogadishu
Thursday, June 18, 2026

Aqriso: Liiska magacyada wasiirada GALMUDUG

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xalay Madaxtooyada Cadaado kaga dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo in muddo ah laga dhowr sugaayay.

Golihiisa Wasiirrada ayaa ka kooban 24-wasiir, 24-wasiir ku xigeen iyo afar wasiir-u-dowle, iyadoo Golaha Wasiirradan ay ku jiraan Xubno ka socda Ururka Ahlusunna Waljameeca.

HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIRADDA
1

2

3

- Advertisement -

Read more

Local News