Liiska magacyada xildhibaannada Ogaadeen ee saxiixay mooshinka ka dhanka ah Xasan Sheikh

Asad Cabdullahi MataanBy Asad Cabdullahi Mataan

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaan idiin soo gudbineynaa liiska xildhibaanada Beesha Ogaadeed ee saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Liiskan wuxuu ka mid yahay taxane maalmahan noo socday oo ku saabsan xildhibaanada saxiixay Mooshinka laga keenay madaxweynaha.

Magacyada Xildhibaanada beesha Ogaadeen ee saxiixay mooshinka waxa ay kala yihiin:-

1 – Axmed Aabi Aadan
2 – Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi
3 – Maxamed Iidle Geedi Xeerow
4 – Sadiiq Cabdikariin Maxamed
5 – Maxamed Cusmaan Shuuriye
6 – Maxamed Cali Dhuux
7 – Maxamed Aadan Hiiraale

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com