Madax goboleedyada oo soo saaray qoraal 7 qodob oo ka dhan ah DF Somalia

Muqdisho (Caasimadda Online) – War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa looga hadlay Khilaafka hadda ka taagan Maamulka Galmudug.

War-saxaafadeedka waxaa loogu baaqay dowladda dhexe in ay joojiso faragelinta sidoo kalena Ciidamada Xoogga iyo kuwa Galmudug aan loo adeegsan khilaafka ka taagan Galmudug.

 

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com