Magacyada iyo Beelaha Wasiirada GAL-MUDUG

Cadaado (Caasimada Online) – Madaxweynaha GALMUDUG Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa shalay magacaabay golaha wasiirada cusub ee Galmudug, waxaana halkan idin kugu soo gudbineynaa magacyadooda iyo beelaha ay kasoo jeedaan.

Hoos ka akhri Golaha Wasiiradda cusub ee Galmudug iyo beelaha ay ka soo jeedaan:

  1. Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, Wasiirka Madaxtooyada / Hawiye Murusade
  2. Mudane Jaamac Xassan Salaad, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose/Daarood mareexan
  3. Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Maxamed.Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka Hawiye. murusade
  4. Mudane Cali saciid Cumar Ibraahim, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha, Hawiye, Gabar Gidir Saleymaan/ Reer Muuse
  5. Mudane Cismaan Ciise Nuur, Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha, Hawiye, Habargidir, Ceyr/ Habar Aji.
  6. Mudane Maxamed Cilmi Afrax, Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga, Hawiye, Duduble, Maxamed Camal
  7. Mudane Sheekh Mursal Cabdiraxmaan Axmed, Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Dir, Fiqi Maxamuud
  8. Mudane Xassan Maxamed Warsame. Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Daarood, Mareexaan
  9. Mudane Maxamed Maxamuud Guure, Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska, Hawiye, Murusade.
  10. Mudane Cabdulqaadir Cabdullaahi Warsame, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Daarood, Mareexaan
  11. Mudane Maxamuud Aidan Cusmaan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Dhaqanka, Hawiye, Waceysle.
  1. Mudane Cabdixakiin Macalim Axamed Maalim. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Hawiye, Cayr, Yabar Dhoorakac.
  2. Mudane Sheekh Ibraahim Xassan Guureeye, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Daarood, Mareexaan.
  3. Mudane Axmed Dubad Cali. Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, Hawiye, Murusade.
  4. Mudane Axmed Dhiblaawe Casir. Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha, Hawiye, Abgaal, Waceysle.
  5. Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, Wasiirka Wasaaradda BiFada. Dhirta iyo Daaqa, Dir, Qubeys
  6. Mudane Naciimo Maxamed Maxamuud. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Hawiye, Shiiqaale/ Caagane
  7. Marwo Nimco C/raxmaan Seeraar, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.
  8. Maxamed Cabdullaahi Aadam, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Daarood, Mareexan.
  9. Mudane Warsame Maxamed Xassan. Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga, Hawiye, Saruur.
  10. Mudane Cawil Xersi Xassan, Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Korontada, Hawiye, Duduble/ Awdareen.
  11. Mudane Cismaan Maxamed Cali, Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Hawiye, Habargidir, Saleebaan/ Faarax Rooble.
  12. Mudane Burhaan Warsame Cigaal, Wasiirka Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda, Hawiye, Habargidir, Sacad/ Cabdalle
  13. Mudane Xuseen Sheekh Nuur Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Jaaliyadaha iyo Dhiiragalinta Maalgashiga, Hawiye, Habargidir, Sacad.

Wasiiru Dowlayaasha

  1. Mudane Nuur lbraahim Cusmaan. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha, Hawiye, Abgaal, Waceysle
  2. Mudane Cumar Maxamd Diiriye, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose, Hawiye, Habargidir, Saleebaan/ Reer Warsame
  3. Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo lskaashiga Caalamigaa, Hawiye, Shiiqaal.
  4. Mudane Axmed Cabdullahi Diiriye, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.

Wasiir Kuxigeenada

  1. Mudane Maxamuud Guure Guuleed, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda, Hawiye, Sacad Reer Jalaf.
  2. Mudane Mahad Maxamuud Cali, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose
  3. Mudane Maxamed Axmed Faarax, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Hawiye, Habargidir, Ceyr/ Reer Ayaanle.
  4. Mudane Cabdisamad Yuusuf Cilmi, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka, Hawiye, Abgaal, Waceysle
  5. Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadarn, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga
  6. Mudane Saciido Xassan Cumar. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
  7. Mudane Cabdullahi Cabdi Siyaad, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha, Hawiye, Duduble.
  8. Mudane Cabdisalaan lbraahim Faarax. Wasiir kuxigeenka wasaaradda Jaaliyadaha & Dhiiragelinta Maalgashiga.
  9. Mudane Mowhid Yaasiin Barre. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Biyaha iyo Korontada, Hawiye, Habargidir, Saruur.
  10. Mudane Cabdidaahir Xuseen Cali, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.
  11. Mudane Saadaq Daahir Mire, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga, Hawiye, Habargidir, Sacad.
  12. Mudane Xassan Xaashi Warsame. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta.
  13. Mudane Maxamed Xayir Nuur. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dastuurka.
  14. Mudane Cabdullaahi Axmed Calasow, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda, Hawiye, Shiiqaal.
  15. Mudane Cabdifitaax Maxamuud Axmed, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Bii’ada, Dhirta iyo Daaqa, Hawiye, Murusade.
  16. Mudane Cali Abdulaahi Warsame, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha
  17. Mudane Cawil Cabdullaahi Jaamac, Wasik Kuxigeenka Wasaaradda Awqaafla iyo Arrimaha Diinta
  18. Mudane Daahir Xassan Xuseen, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Hawiye, Murusade.
  19. Mudane llyaas Maxamuud Xuseen, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hawiye, Habargidir, Saleebaan/ Abukar.
  20. Mudane Maxamed Xassan Cali. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka, Hawiye, Murusade.
  21. Mudane Maxamed Nuur Diini. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Hawiye, Ceeyr, Cabsiiye.
  22. Mudane Axmed Cabdullaahi Maxamuud, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska, Hawiye, Habagirid, Saleebaan/ Bah Abgaal.
  23. Mudane Daahr Faarax Fiidow, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Hawiye, Duduble/ Aarsade.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com