Maxaa ka taqaana 25-ka nin ee ugu hantida badan Britain?

Muqdisho (Caasimada Online)-Daraaso la sameeyay ayaa waxaa lagu qiimeeyay 25-ka ruux ee ugu dhaqaalaha badan dalka Britain.

Liiskaani ayaa waxaa ka dhex muuqda hantiilayaal farabadan oo asal ahaan kasoo jeeda wadamo kale, balse heysta dhalashada dalka Britain.

Qiimeynta liiskaani ayaa waxaa ka qeybqaatay Ganacsato, Siyaasiyiin iyo Xubno kale oo ka tirsanaa Hay’adaha Britain, waxa ayna 25-kaani kasoo dhex saaren Liisas kale oo kor u dhaafaayay ilaa 100 Hantiilayaal.

Hoos ka akhriso Liiska 25-ka ugu hantida badan Britain

1-Len Blavatnik £13.17 billion
2-Sri and Gopi Hinduja £13 billion

3-Galen and George Weston and family £11 billion

4-Alisher Usmanov £9.8 billion

5-David and Simon Reuben £9.7 billion

6-Ernesto and Kirsty Bertarelli £9.45 billion

7-Lakshmi Mittal and family £9.2 billion

8-Kirsten and Jorn Rausing £8.7 billion

9-The Duke of Westminster £8.56 billion

10-Roman Abramovich £7.29 billion

11-John Fredriksen and family £7.24 billion

12-Charlene de Carvalho-Heineken and Michel de Carvalho £7.145 billion

13-Sir David and Sir Frederick Barclay £6.5 billion

14-Hans Rausing and family £6.4 billion

15-Mohamed Bin Issa Al Jaber and family £5.935 billion

16-Carrie and Francois Perrodo and family £5.8 billion

17-Nathan Kirsh £5.06 billion

18-Earl Cadogan and family £4.8 billion

19-Nicky Oppenheimer and family £4.55 billion

20-Sir Richard Branson and family £4.1 billion

21-Bruno Schroder and family £3.76 billion

22-Mike Ashley £3.5 billion

23-Sir James Dyson and family £3.5 billion

24-Sir Philip and Lady Green £3.5 billion

25-Sir Henry Keswick and family £3.275 billion

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com