25.9 C
Mogadishu
Sunday, June 8, 2025

Sidee ayuu Soomaalida u saameynayaa go’aanka uu ku dhowaaqay TRUMP?

Muqdisho (Caasimada Online) – Mamnuucidda safarka ee Mareykanku kusoo rogay dalal ay qeyb ka tahay Soomaaliya ayaa si weyn u saameyn doonta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee raba inay u safraan dalkaas. Mamnuuciddan, oo qeyb ka ah dadaal ballaaran oo ay dowladda...
WARARKA
XULKA

Xasan Sheekh oo ku faanay arrin yaab leh xilli ay si weyn isku hayaan mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku faanay in marwalba ay dowladdiisa xooga saarto wada-hadalka siyaasadeed, xilli ay haatan si...

SOOMAALIYA oo eedeyn culus u jeedisay Sacuudi Carabiya – Maxaa is-bedelay?

Geneva (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa si cad ugu eedeysay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku xadgudubka xuquuqda shaqaalaha iyo ka faa’iidaysiga shaqaalaha muhaajiriinta, intii...

Daawo: Guddoomiye Muuse oo si adag u hadlay – Hiiraan ma waxay ku biireysaa Itoobiya?

Beledweyne (Caasimada Online) -Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay dhowr arrimood oo ay ugu xiisa badnaayeen sida...

Trump oo AQALKA CAD ka eryey xubno ku dhow Israel, xilli xiriirka uu sii xumaanayo

Washington (Caasimada Online) - Madaxweyne Donald Trump ayaa dib u habeyn ku sameeyay Golaha Amniga Qaranka (NSC), taasoo keentay in xilka laga qaado mas’uuliyiin...

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Trump iyo Musk iyo Trump oo ku dhowaaqay in…

Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii sheegay inuusan qorsheynin inuu la hadlo Elon Musk, taasoo muujinaysa in xiisadda kala dhexeysa...

Maxkamad ridday xukunka kiiska dilka shan gabar oo Soomaali-Mareykan ahaa

Minneapolis (Caasimada Online) - Ka dib ku dhowaad hal maalin oo dood ah, xeerbeegtida maxkamadda degmada Hennepin ayaa JImcihii ku heshay dambi nin deggen...

Somaliland oo soo saartay digniin culus kadib markii…

Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay digniin culus oo ku saabsan dabeylo xooggan oo la filayo inay ku dhufan doonaan Badda...

Somaliland oo ogolaatay in loo keeno Falastiiniyiinta laga soo barakicin rabo Gaza

Hargeysa (Caasimada Online) - Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay soo dhaweeyaan Falastiiniyiinta si khasab ah looga rarayo Gaza, kadib warar...

Cirro oo shaaca ka qaaday in Mareykanku aqoonsanayo iyo jawaabta Mareykanka

Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sheegay in aqoonsiga caalamiga ah ee dalkiisa uu marayo marxalad aad...