Puntland: DFS ayaa ku jirta dagaalka Gaalkacyo

Kadib markii maanta oo Sabti ah dagaal culus ka dhacay xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacyo ayaa waxaa hadda war ka soo saarey maamulka Puntland.

Puntland waxa ay dagaalka iyo gacanqaadka ku eedeysey maamulka Galmudug iyo ciidamo la sheegay in ay u qornaayeen Dowladda Federaalka ah oo xaruntoodu ahayd gobolka Galguduud oo markii u horeysey dagaalka soo galay, sida ay sheegtay.

Puntland ayaa sheegtey in ay Raysal wasaaraha Soomaaliya ka oggolaadeen qodobo afar oo uu waan-waantiisu ku saaabsaneydyd, hasey yeeshee markii uu garoonka diyaaradaha u socdey saaakey lagu soo duuley shacabka Puntland ee Gaalkacyo, sida ay warka u dhigtay.

War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in Puntland weli fursad siineyso waan waanta iyo nabadeynta,

Akhri war-murtiyeedka

punt