25.4 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Qabiilkee ayuu kasoo jeedaa wasiirkii cusbaa ee durba is casilay?

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdsiho (caasimada Online) – Waxaa hadda dhaw Xilkiisa iska casilay Wasiiru dowlaha Waxbarashada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdulle Jaabir oo kamid ah liiska wasiirada uu ku dhawaaqay Xasan Cali Kheyre.

Cabdiraxmaan ayaa ka dhawaajiyey inuusan ku qanacsaneyn xilka loo magacaabay sidaas darteedna uu go’aan ku gaaray inuu xilkaas iska casilo .

Waa Xubintii ugu horeysay ee maanta ku dhawaaqa inuu is casilay Saacado kadib markii uu xilkaasi udoortay R/wasaare Xasan Cali Kheyre.

Cabdiraxmaan wuxuu kasoo jeedaa  Daarood, Awtable, wuxuuna filayey inuu heli doono xil intaas ka weyn.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News