Hagar-daamada madaxweyne XASAN SHEEKH iyo Jawaari oo sawir qosol badan lagu muujiyey

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawiraaga caanka ah Aminarts ayaa soo bandhigay sawir gacmeed uu ku muujinaayo Hagardaamada qarsoon ee Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ku hayo Madaxweyne Xassan.

Sawirka ayaa lagu muujiyay Jawaari oo Xassan la jaray xariga Siyaasada, isaga oo u dhiibay miinshaar af leh kadibna la jaray.

Sawirkaani ayaa muujinaayo Siyaasada uu Gudoomiye Jawaari la cayaarayo Xassan, inkastoo Madaxweynuhu yahay mid aan dareensaneyn.

mooo2 copy