25.3 C
Mogadishu
Friday, February 13, 2026

Daawo sawirrada: Bilicda cusub ee uu la soo baxay garoonka Aadan Cadde !!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho(Caasimada Online) – Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay oo lagu soo dhaweynayo wafdiga madaxweynaha dalka Turkiga oo kusoo wajahan magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa lagu  xardhay calamada iyo sawirada madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? 7

- Advertisement -

Read more

Local News