Sawirrada qaraxii xarunta tababarka KISMAAYO!

Kismaayo (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Kismaayo kaasi oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga buuxiyay.

Sawiro lasoo bandhigay ayaa muujinaya ruux inuu kaxeynayay gari kaasi oo lugaha ka go’ay.

Inta la xaqiijiyay 10 ruux ayaa ku geriyootay qaraxa ka dhacay magaalada Kismaayo gaar ahaan goob lagu tababarayay ciidamada isku dhafka ee dowlada.

Hoos ka daawo Sawirada.

Kismaayo Kismaayo3 Kismaayo2 Kismaayo1 8

 

DSC_9823 DSC_9829 DSC_9845

Caasimada online
Xafiiska Kismaayo
Caasimada@ live.com