30.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 13, 2026

Sawirro: Puntland oo soo bandhigtay Gaari dagaal oo laga qabsaday Galmudug

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Gaalkacyo (Caasimada Online)-Maamulka Puntland ayaa goordhow soo bandhigay Gaari dagaal oo ay ka qabsadeen maamulka Galmudug, kadib markii Ciidamada maamulkaasi ay awoodi waayen inay la cararaan gaarigooda dagaal.

Gaariga ay soo bandhigtay Puntland ayaa waxaa la socday gaari kale, balse waxaa saamixi waayay in gaariga kale lasoo bandhigo kadib markii uu dhex fadhiistay meel ay caradu ku badan tahay.

Gaarigaani lagu soo Bandhigay Bartamaha Gaalkacyo, ayaa waxaan la socon wax Hub iyo Askarba ah.

Dad aad u farabadan kana soo jeeda dhanka Puntland ayaa usoo daawasho tagay Dagaalka kuwaasi oo garab u ahaa ciidamada Puntland ee la dagaalameysa Galmudug.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA

dagaal-1 dagaal-2 dagaal-3

- Advertisement -

Read more

Local News