Sawirro qurxoon: Muqdisho oo kasii bogsaneysa dhaawacyadii kasoo gaaray burburka

Muqdisho (Caasimada Online)- Bilicda magaalada Muqdisho, ayaa maalinba maalinka ka danbeysa isa soo tareysa, iyadoo magaalada hada ay u muuqaneyso mid soo ceshaneyso bilicdii ay lahayd 23 sano kahor.

Inkastoo bilicda iyo dib u dhiska magaalada si guud u wada saameyn, ayaa hadana qeybaha ay sida tooska ah u maamusho DF, waxaa kajira dib u dhis xoogan iyo ganacsi.

Waxaa magaalada Muqdisho kusoo kordhay Hoteelo aad u qurxoon oo aan noocooda lagu arag dalalka kale ee nala dhaca qaarada Madow ee Africa.

Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale yeelanaaya qurux ka duwan kuwii hore oo muujineysa in dalka uu kusii baahaya Nabad iyo Nolol.

Dowlada Turkiga ayaa qeyb weyn ku leh dib u dhiska Magaalada, sida dib u dhiska wadooyinka muhiimka ah iyo Xaruumaha dowlada.

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa inta badan ku celcelsha in shacabka Soomaaliyeed ay ka qeybqaatan dhismaha dalka.

HOOS KA DAAWO SAWIRO AAD U QURXOON

Natiijada sawirka Farmaajo

Sawirka la xidhiidha

Natiijada sawirka Jawaari

Image may contain: sky and outdoor

Image may contain: sky, skyscraper and outdoor

Image may contain: 1 person, night and outdoor

Image may contain: night and outdoor

Image may contain: sky and outdoor

Natiijada sawirka Bilicda Muqdisho

Natiijada sawirka Bilicda Muqdisho

Sawirka la xidhiidha

Image may contain: night and outdoor

Natiijada sawirka Bilicda Muqdisho

Natiijada sawirka Bilicda Muqdisho

Natiijada sawirka Bilicda Muqdisho

Natiijada sawirka Bilicda Muqdisho

Image may contain: outdoor

 

Sawirka la xidhiidhaImage may contain: sky, cloud and outdoor