Tacsi: Geerida Guuleed Cumar Maxamud Raage

Dhamaman reer Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan:.

Aabe Cali Sheekh Ahmed

Iyo Hooyo Aamina Daa’uud Axmed

Eedo Zeynab Sheekh Axmed iyo

Adeer Cabdi Maxamuud Geedi

Eedo Jamiilo Sheekh Axmed

Eedo Ruqiya Sheekh Axmed

Anisa Cali Sheekh iyo Dalmar Xaaji

Caasho Cali Sheekh iyo Cabdiraxmaan Bukhaari

Yuushac Cali Sheekh iyo Ruumi Muxiyadiin

Jaabir Cali Sheekh

Jiijiid Axmed Barre iyo Zamzam Sheekh Mukhtaar

Cabdiraxmaan Axmed Barre

Anisa, Muniira, Yuusuf, Raxma iyo Ibraahim Axmed Barre

Faadumiina Maxamed Rooble iyo Baashi Maxamuud Gacal

Lemon Cabdulle Sabriye iyo Cabaas Cabdi Maxamed

Mako Xuseen Hadaafow iyo Yuusuf Yaxye

Eedo Xaliimo Hadaafow iyo Adeer Maxamed Xasan

Sacdiyo Cumar iyo Siid Axmed Cumar Caraaye

Abuukar Nuur Muudey

Saciid Cusmaan Jimcaale

Ismaaciil Yaasiin

IMG_1171 (1)Dhammaan dadkaas waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maymuun Axmed Raage iyo Cumar Maxamuud Raage (Naafac), Aamina Axmed Raage, Xabiibo Axmed Raage, Shamso Axmed Raage, Hindiya Axmed Raage, Luul Axmed Raage, Batraan Axmed Raage, Safiya Axmed Raage iyo dhammaan reer Raage, ayaga oo uga tacsiyeynaya geeridii ku timid Guuleed Cumar Maxamuud Raage, oo 6-dii bishan October ku geeriyooday gobolka Michigan ee dalka Mareykanka. Waxa ay lee yihiin samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, isagana jannada fardowsa allaha ka waraabiyo.