25.3 C
Mogadishu
Wednesday, July 16, 2025

Tacsi: Geerida Malaaq Kulmiye Cadaawe Muudey

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Aba Cali Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan

Iyo xaaskiisa Hooyo Aamin Daa’uud Axmed

Zeinab Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan

Iyo Seygeeda Cabdi Maxamuud Geedi

Jamiila Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan

Ruqiya Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan

Abuukar Sheekh Axmed Mataan

Maxamuud Caddey Sheekh Axmed Mataan

Cabdi Majiid Axmed Barre

Cabdiraxmaan Axmed Barre

 

Iyo Dhammaan reer Sheekh Axmed Mataan, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehalladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Malaaq Kulmiye Cadaawe Muudey Coloow oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxayna lee yihiin samir iyo Iimaan Allaha idinka siiyo, isagana jannadii fardowsa allaha ka warabiyo .  إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

- Advertisement -

Read more

Local News