26.5 C
Mogadishu
Saturday, July 19, 2025
Tag:

Sabab?

XOG:- Talyaaniga oo ka carreysan DFS iyo wafti looga yeeray ROMA, Sabab?

Roma (Caasimada Online) - Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Jen. C/xakiin Saacid iyo wefdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin saraakiil qeybaha booliska ka...

Dhageyso: BF Somalia oo ku dheggan wasiirada xildhibaanada ah, Sabab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Kulan ay maanta yeeshen xildhibaannada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya,waxaana farrin looga direy xildhibaannada ka tirsan baarlamaanka ee hadda ah wasiirro. Waxaa shir...

Xildhibaan ka tirsan BF oo ugu baaqay DF inay ku dayato Somaliland, Sabab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Prof. Maxamed Cumar Dalxa, oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ee Somaliya, ayaa wuxuu ku baaqay in Dowladda Soomaaliya, ay...

Lacagta Shilin Somaliga oo ka yaabisey dhaqaalyahannada adduunka, Sabab?

Muddo hadda laga joogo 23 sano ayaa dawladdii dhexe ee Soomaaliya dhacday, hay’adihii dhaqaalaha iyo maaliyaddu burbureen, sharcigii iyo kala dambeeyntiina suuleen. Haddana lacagta...

Xog: Cabdi Weli oo wada qorshe xilka looga qaadayo 2 wasiir oo Hawiye ah

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra'iisul wasaaraha Somalia Cabdi Weli Sheekh Axmed, ayaa gadaal ka riixaya olole xubno ka mid ah baarlamanka Somalia ay doonayaan in...

M/Jubba: Kenya xaq ayay u leedahay in ay ciqaabto Soomaalida Islii, Sabab?

Kismaayo (Caasimada Online) - Xoghayaha Arimaha Bulshada maamulka Jubba Macalin Maxamed ayaa waxaa u markii ugu horaysay ka hadlay Howlgaladii Ciidamada Kenya ay ku bartilmaameed...

Sawirro: FBI-da Maraykanka oo abaal-marin siisay Wiil Soomaali ah, Sabab?

Munaasabad ka dhacday xarunta weyn ee FBI-da ee magaalada Washington, ayaa waxaa Axmed Iidle la guddoonsiiyay abaal-marin heer caalami ah oo sanadkiiba la siiyo...

Axmed Madoobe oo amray in dad gaar ah ay isaga guuraan Kismaayo, Sabab?

Kismaayo (Caasimada Online) - Hogaaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe, ayaa ku armay qaar ka tirsan Shacabka ku nool Magaalada in ay si DEG DEG...