Xasan Sh. oo soo saaray amar 3 qodob ka kooban oo ka dhan ah xukuumadda

Muqdisho (Caasimada Online) – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu amray madaxda wasaaradaha xukuumada Soomaaliya in aysan shaqada ka eryi karin , ayna qori karin ayna dalacsiin karin saraakiisha sar sare ee Wasaaradaha Xukuumada.

Wareegtaada ayaa u qorneyd sidan:-

wareegto caawa madaxweynaha