Monthly Archives: December 2012

Man Utd oo Janaayo dalab u direysa kubad sameeye Willian.

Sir Alex Ferguson ayaa lasoo werinayaa inuu doonayo inuu lasoo wareego kubad qaabeeyaha kooxda Shakhtar Donetsk Willian wuxuuna diyaar u yahay inuu saxiixiisa ku...

Dhismaha Jubbaland State oo soo dhowaaday + 5 Guddi oo la dhisay + Tirada ergooyinka oo la shaaciyay.

Shan guddi oo diyaarin doona furitaanka shiweynaha dhismaha maamul goboleedka Jubbaland State, ayaa la aas aasay, ayada oo dhismaha maamulka uu soo dhowaanayo. Mas’uuliyiin ku...

Kiiskii Dahabshiil iyo Waagacusub oo go’aan laga gaaray + Documents.

Maxkamadda magaalada Breda ee dalka Holland, ayaa go’aan ka gaartay kiis dhowanaahan u socday maamulayaasha Shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Dahabshiil iyo Waagacusub Dahir Abdulle Alasow. Kiiskan,...

Daawo Video: Iya Traore oo ka yaabiyey Messi iyo Ronaldo.

Hadii markii kubad laga sheekeyo ay maskaxdaada kusoo dhacayaan magacyada Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo taasi hada wixii ka dambeeya waxaad ogaataa inay riski...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay

Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...