Monthly Archives: December 2012

Fernando Torres oo kusii jeeda kooxda Anzhi Makhachkala.

Fernando Torres ayaa wadada u geli doona inuu aado dalka Ruushka hadii uu  tababare Rafa Benitez ku guul darreysto inuu badbaadsho shaqadiisaChelsea, sida uu...

Beckham oo qarka u saaran inuu ku biiro Paris Saint ­Germain.

David Beckham ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda Paris Saint ­Germain inta ka dhiman xilli ciyaareedkaan, sida uu qoray Daily Mirror. Kooxda ka...

Arsenal oo dooneysa inay Janaayo dalab u dirto Lampard.

Frank Lampard ayaa suuqa kala iibsigu marka uu furmo wuxuu diirada u saaran yahay kooxda Arsenal, sida uu qoray wargeyska Daily Mirror. Tababaraha Gunners Arsene...

Jose Mourinho oo qarka u saaran inuu ka tago Real Madrid.

Jose Mourinho ayaa qarka u saaran inuu dagaal ciyaartoydisa hareeyey awgeed uga tago kooxdiisa Real Madrid, sida u qoray wargeyska Daily Mirror. Ilo ku dhow...

Askari Isbaaroolihii ugu horeeyay oo lagu toogtay amarka Madaxweynaha.

Dowladda Somalia iyo Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa u muuqda in markan ay wixii ay yiraahdaan ay dhab ka tahay oo ay fulinayaan. Toddobaad ka...

Howshii goglidda Cows-ka Garoonka K/Cagta oo billaabatay + Sawirro.

Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta ee dagan dalka Holland Greenfield ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u gogolo cowska garoonka...

Maxay Wasaaradda Sport-igu u eegeysaa fool xumada Xulka?

Waxaa mar waliba sii kordhaya guuldarrooyinka ay la soo kulmaan wiilasha ku cayaaraya magaca Xulka Qaranka Kubbadda Cagta Soomaaliya oo sanad kasta marka ay...

Maxaa guul darrada baday xulka K/cagta Soomaaliya?

Dalka Soomaaliya waloow uu burburay hadana waxaa intaasi dheeraa dhibaatada uu kala kulmayay caada qaatayaasha oo saameeyay dhankasta haday ahaan laheyd siyaasadda dalka iyo...

Maxaa Muqdsiho loola yaabaa, Haddii New York ayba sidan tahay?

Haddaad mar walba la yaabaneyd waxa Muqdisho xabadda iyo rabashadaha daba dhigay, waxaa la yaab leh in magaallooyin la moodo kuwa amni ah ay...

Qurbaha & Doorka maqan ee Aabaha (Sheeko xiiso leh: Wiil iyo Aabihii)

Mudo iminka laga joogo sannad iyo badh ayaan boggaga internetka ee Soomaalida qaarkood ku qoray maqaal aan ciwaan uga dhigay “Aabo La’aanta Qoysaska Qurbaha”....

Wafdi kasocday Dalka Jabuuti oo gaaray Gobolka Hiiraan.

Wafdi kasocday Jabuuti ayaa waxaa uu maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Jabuuti C/kariim Maxamed Kaamil ayaa Wafdiga hogaaminayay waxaa...

Muxuu Qeybdiid ka yiri Afduubyada Galmudug & Puntland (Dhageyso)

Madaxwaynaha Dowlad Gobaledka Somaliyeed ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa Shalay si wacan loogu soo dhaweyay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Galmudug, kana hadlay...

Xeefow “Wixii maanta ka dambeeya ma jiraan Ciidamo Ahlu-Sunna”

Wixii maanta ka dambeeya ma jiraan wax la yiraahdo ciidamo Ahlu-Sunna, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta ururkaasi. Hogaanka ururkaasi ayaa maanta xaqiijiyay in dhammaan ciidamadii kooxda...

Go’aankii madaxweyne Xasan oo loogu banaanbaxay Muqdisho.

Banaanbaxaan oo ay dhigeen gudiga gaadiidleyda  gobolka Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Banaadir ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho. Dhamaan dadka...

Maxaa maanta la isla dhex marayaa suuqa kala iibsiga?

Suuqa kala iibsiga ciyaartoydu hada waa uu xiran yahay, laakiin ma dhamaadaan wararka xanta ahi, halkaan kala soco wararkii ugu dambeeyey ee wargeysyadaEnglandka qoreen...

Deco: Scolari wuu soo celin doonaa Brazil-tii caalamka.

Deco ayaa tababare Luiz Felipe Scolari ugu hambalyeey inuu noqday macalinka xulka Brazil wuxuuna u rajeeyey tababarihii hore ee Palmeiras  inuu wax wanaagsan ka...

Man City oo isha ku heysa xaalada qasan ee Sterling.

Manchester City ayaa si dhow isha ugu heysa xaalada qandaraaska ciyaaryahanka Liverpool Raheem Sterling iyadoo uu xidigaan tababare Brendan Rodgers ugu baaqay inuu qandaraas...

Ferguson: Rooney waa inuu goolal badan dhaliyaa.

Xilli uu la socdo xaalka Lewandowski, tababare Ferguson ayaa u sheegay Weyne Rooney inuu u baahan yahay inuu dib ugu soo laabto gool dhalintisii. Xidiga...

SAF oo ay ka go’an tahay inuu Man Utd keeno Lewandowski.

Weeraryahan Robert Lewandowski ayaa mar kale diirada u saaran Manchester United. Sida uu qoray wargeyska Daily Mail. Xidiga reer Poland ayey saaxiibadiis kula taliyeen inuu ka...

LA Galaxy oo aan dooneyn Lampard xilli ay Kaka rabto.

Rajadii aheyd inuu Frank Lampard kooxda LA Galaxy ayaa u muuqata mid burburtay, kooxda ciyaarta Major League Super ayaa waxay aragtaa David Beckham oo...

Fahad Yaasiin: Go’aanka ay DF ka qaadatay xafiiska QM dhowr su’aalood baa ka furan

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda waddamadee loo abuuraa? Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda ama uusan ka jirin hannaan sharci iyo...