Monthly Archives: December 2012

Wasaarada Maaliyada oo ka digtay canshuur qaadista Dakada Muqdisho

Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inaan la qaadi Karin Lacag aysan ogayn Wasaarada Maaliyada. Wasiirka Wasaarada maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan oo la...

Shirka Jigjiga: Dhaqan Liinbaxay mise Dhimir dhalan Rogan

Cabdi Gorod wuxuu ahaa Gabayaa midho culus Gayiga Soomaali Galbeed “Ogaden” idayl ahaantiina magac iyo maamuus wayn ku leh.  Isaga oo la fakaloolsan hadba...

Warbixin Murugo leh: Dumarka ku nool xerooyinka qaxooti ee Muqdisho oo kufsi nolol looga dhigay.

Rabshadaha lala beegsado dumarka Soomaaliyeed ayaa sii kordhaya, siiba dhacdooyinka kufsiga ah ee lagula kaco dadka barakacayasha ah (IDPs) ee Muqdisho iyo nawaaxigeeda ku...

XASUUSTA XILKASKII LA XASUUQAY.

Sadex Sano ka hor Maanta oo kale Muqdisho waxaa ka dhacay dhacdooyinkii waayaha tii ugu xanuunka badneyn, waxaana mar qura munaasbad farxad iyo tamashle...

Man City oo qarka u saaran inay Chelsea kaga adkaato Deulofeu.

Manchester City ayaa dooneysa inay da’yar kooxda Barcelona Gerard Deulofeu saxiixiisa kaga adkaato kooxda Chelsea. City ayaa xidigaan ka afduubaneysa Chelsea, 18-jirkaan ayaana lagu qiimeeyaa...

Arsenal iyo Tottenham oo Man Utd kula biiray xiisaha Strootman.

Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda PSV Kevin Strootman ayaa si diiran usoo jiitay kooxihii doonayey kulankii sabtidii ay kooxdiisu la ciyaartay Ajax. Ciyaaryahanka heerka caalami...

Ferguson: Mourinho ayaa iga bedeli kara Manchester United.

Tababare Sir Alex Ferguson ayaa rumeysan inuu Jose Mourinho ka bedeli karo shaqadiisa Manchester United. Isbuucyo ka hor ayey labadaan nin shah ku wada cabeen...

Benitez: Chelsea hiilo ayey uga baahan tahay Shakhtar Donetsk.

Tababaraha kooxda Chelsea  Rafael Benitez ayaa u sheegay kooxda Shakhtar Donetsk inay kordhiso tayadeeda kulanka ay Arbacada Champions League ku wajahayan Juventus, waana kulankii Blues usoo...

Chelsea oo Janaayo 70 milyan ku dooneysa Cavani iyo Hamsik.

Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa mar kale Napoli ka doonaya labada ciyaaryahan oo ay ku duusho Edinson Cavani iyo Marek Hamsik kuwaas oo...

25+25+25 = 75 | Qisada Noloshaada!

Saddex wiil ayaa usafray wadan aad ufog, waxayna dageen guri aad udheer oo kakooban 75dabaq, waxayna dageen dabaqa usareeya ee 75naad. Waardiyihii Daarta ayaa...

Hooyda ugu yar iyo hooyada ugu weyn taariikhda inta la ogyahay + Sawirro

Hooyada lagu magacabo Lina Vanessa Medina ayaa waxa ay ku dhalatay September 27, 1939-kii xaafada Antacancha degmada Ticrapo ee dalka Peru,waxa ayna hooyo noqotay...

Shirqool halaag badan geysan lahaa oo lagu fashiliyay Dekedda Kismaayo.

Wararka naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in shirqool halaag badan geysan lahaa lagu fashiliyay dekedda magaaladaasi. Gaari xamuul...

Hagbad siyaasadeedka Baarlamanka.

Hagbad, shaloongo ama ayuuto magaca aad doontaba ugu yeer waa un lacag ururtay oo leysku darsaday isla markaana iyada oo kuusan uu hal qof...

Isku aadka wareega sedaxaad koobka FA Cup oo la sameeyey.

Kooxda heysa Koobka Chelsea ayaa u safri doonta Southampton ka dib iyadoo la sameeyey isku aadka wareega sedaxaad ee koobka FA Cup. Manchester United ayaa...

Maxaa maanta la isla dhex marayaa suuqa kala iibsiga?

Suuqa kala iibsigu hada ma furna laakiin ma dhamaadaan wararka xanta ahi, halkaan ka aqriso wararka xanta ah ee maanta la isla dhex maraayo...

Isbaaradii ugu waynayd oo lagu qaaday amarka madaxweynaha.

Fulinta Amarkii Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay Wali ka socotaa Magalada Muqdisho iyadoo maanta la qaaday isbaaradii ugu waynayd ee duleedka Muqdisho dadka xaqooda...

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga oo qarax ka bad baaday.

Wararka ka Imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Qarax lagu weeraraay Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka. Qaraxyada oo ah labo ayaa...

Jaaliyada Mataan Cabdule ee Holland oo taageertay talada Malaaqa.

Jaalilayada Soomaaliyeed ee Mataan Cabdulle ee Dalka Holland, ayaa waxaa ay siweyn u taageereen hadal dhawaan ka soo yeeray Malaaqa Xamar iyo Xamr daye...

Rafa Benitez oo ka cabsanaya in Chelsea laga ceyriyo.

Tababaraha ku meel gaarka ah ee Chelsea Rafa Benitez ayaa qirtay inuu ka cabsanaayo in shaqadiisa uu waayo ka dib markii uu guulo gaari...

Man Utd iyo Spurs oo isku heysta daafaca Udinese Benatia.

Mehdi Benatia ayaa diirada u saaran kooxaha Ingiriiska ka dhisan Manchester United iyo Tottenham xidiga kooxda Udinese Mehdi Benatia ayaa soo dhoweeyey wararka la...

Fahad Yaasiin: Go’aanka ay DF ka qaadatay xafiiska QM dhowr su’aalood baa ka furan

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda waddamadee loo abuuraa? Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda ama uusan ka jirin hannaan sharci iyo...