Monthly Archives: December 2012

Sawirada Amin Arts ee “Isma lahayn” iyo Lix arrin oo qosol badan.

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa soo saaray qeybihii labaad iyo saddexaad ee sawirradiisa taxanaha ee Isma Lahayn. Amin ayaa sawirradaas uga hadlaya...

Cayaartoyda Nigeria oo la yiri “Koob keena oo qaata $90,000”

Xiriirka K/cagta dalka Nigeria ayaa sheegay in cayaartoyda xulka Qaranka K/cagta dalkiisa la siin doono abaalmarin lacageed haddii ay ku guuleystaan Koobka Qaramada Qaaradda...

December: Bil murugo iyo gocosho badan (Maalmo inoo madow oo ku jira)

Maalmuhu kala wanaagsan, dadkuna kala aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg Maalmuhu ku dul wareegaan. Maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo...

Madaxwaynaha Somalia oo maanta la kulmaya Madaxda Turkiga.

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu kulamo la qaadanayaan Masuuliyiinta Dowlada Turkiga. Wafdi uu hogaaminayay Madaxwaynaha ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa...

Natiijooyinkii kulamadii caawa ee Uefa Champions League.

Uefa Champions League - Group A: Paris Saint Germain ayaa huganka ciyaarta qabatay ka dib markii uu kooxda Portugal gool ka dhaliyey Thiago Silva daqiiqadii 30aad, Jackson...

Qur’aanka oo Yahuuda ku tilmaamaya sida Dameer. (Mucjisada qur’aanka)

Maalinba maalinta ka dambeysa Alle wuxuu bannaanka keenayaa micnaha iyo cilmiga ku hoos duugan iyo mucjisada ku laaban aayad kasta iyo xaraf kasta oo...

Caqli xumada gaalada oo mareysa in Daashada MAAYA ay sheegeyso in adduunka rogmayo 21 December.

Quraanka kariimka ah sida kutubtii kale ee ka horreysay, wuxuu noo sheegay in maalin maalmaha ka mid ahi ay dunidani kharribmi doonto, nolosha dusheeda...

Nani oo laga reebay ciyaartoyda Man Utd ee sanadka 2013.

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Manchester United  Nani ayaa laga reebay ciyaartoyda rasmiga ah ee sanada soo aadan kooxda ku shir tegi doonto. 25-jirkaan ayaa diiday...

Madaxwayne Xasan oo ka ambabaxay Muqdisho iyo halka uu u socdaalay.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa waxaa ay maanta ka duuleen Garoonka Aadan Cadde. Madaxwaynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay Wasiirka Arimaha...

Neymar: Messi ayaa ku guuleysan doona Fifa Ballon d’Or 2012.

Xidiga kooxda Santos Neymar ayaa amaaninsan inuu Lionel Messi ku guuleysan doono abaal marinta Ballon d'Or bedeka weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo kaasoo sanad wanaagsan...

Maxaa maanta la isla dhex marayaa suuqa kala iibsiga?

Suuqa kala iibsiga ciyaartoydu maanta wuu xiran yahay laakiin wararka xanta ah ma dhamaadaan. Halkaan ka aqriso wararkii ugu dambeeyey ee maanta xanta ahaa. Xanta...

Askari dhaawacay Taliya sare oo ka tirsan ciidamada Dowladda.

Cali Xersi Barre” Cali Gaab” taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawacmay kadib markii risaas la dhacay. Degmada Waaberi...

Stevan Jovetic oo sheegay inuusan ka tegeyn Fiorentina.

Weeraruyahanka kooxda Fiorentina Stevan Jovetic  ayaa sheegay inuusan meelna uga socon kooxda Talyaaniga ka dhisan. 23-jirkaan ayaa lala xiriirinaayey Juventus iyo Manchester City bilihii lasoo dhaafay, laakiin...

Arsene Wenger oo Janaayo suuqa ugu jira afar ciyaaryahan.

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa doonaya inuu bisha soo aadan lasoo saxiixdo gool dhaliyaha kooxda Schalke Klass-Jan Huntelaar wuxuuna kusoo heli karaa 6 milyan...

Man Utd oo loo sheegay inay iska ilaawaan saxiixa Lewandowski.

Manchester United ayaa loo sheegay inay Janaayo iska iloobaan saxiixa weeraryahanka Borussia Dortmund Robert Lewandowski. SunSport ayaa horaantii sanadkaan ogaatay inuu Alex Ferguson xiiseynaayo weeraryahanka...

Schurrle oo xagaaga soo aadan ka hor aan ku biireyn Chelsea.

Xidiga kooxda Bayer Leverkusen Andre Schurrle, ayaan bisha Janaayo ku biiri doonin kooxda Chelsea laakiin waxaa macquul ah inuu ku biiro xagaaga soo aadan,...

Arsenal oo Janaayo lasoo saxiixaneysa Damba Ba.

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa Janaayo u dhaqaaqi doona saxiixa weeraryahanka kooxda Newcastle United Damba Ba, sida uu qoray wargeyska The Sun. Macalinka Arsenal ayaa...

FAALLO: HOGGAAN HABBOON IYO HOGGAAMIYE HUBBAN !!!!!!

Hore waxaan u qormay qormo ahayd: “Foolal cusub iyo Faro Caddaana” oo aan ku cabbiray in inta dagaal iyo dirir ka qaybqaadatay aan talo...

MAXAA KEENA AF-QURUNKA?

Af-qurunka ama waxa loo yaqaanno "Halitosis" waa xaalad qofku ka soo saarayo afkiisa hawo uraysa, taasoo ka duwan af-urka subaxii lala soo tooso, kaasoo...

Furriinka:- “Saddex Dalqo” oo hal mar ah ma waxay la mid tahay “HAL”?

Waxaan rabaaa inaan si faah san uga hadlo furiinka saddexda dalqo ee marka nin ragga ah uu xaaskiisa furay hal amr uu ku dhowaaqaya,...

Waa kuma ninka awoodda badan ee beddelaya madaxweynihii geeriyooday ee Iran?

Tehran (Caasimada Online) - Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli,...