Akhriso Liiska Magacyada 47 Duq Magaalo  oo soo maray Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Caasimadda Online) – Magaalada Muqdisho ayaa inta la xusuusan yahay waxaa soo maray Duq magaalo iyo guddoomiye gobol banadir oo gaaraya 47, iyadoo 10 kamida ay yihiin Talyaani oo Caasimadda Soomaaliya soo xukumay intii u dhaxeysay 1936 ilaa 1953-kii.

Ajnabiga

  1. Dr.Compani Romeo, Podesta, 1936
  2. Rag Scarpa, Podesta, 1937
  3. Dr.Sicar, Podesta, 1937
  4. Dr.Barbano Luigi, Podesta, 3-6-1937
  5. Dr.Banidno Marco, Captan Podesta, 1-11-1937
  6. Guliano Sanatore, Podesta, Desembar, 1938
  7. Dr.Pantelli Pietro, Guddoomiye Idman, Febraayo, 1941
  8. Olivieri Aliveri, Guddoomiye Idman, Abriil 1950,
  9. Aliviero Enrico, Juun 1950, Madax Maamulkii Muqdisho.
  10. Vecco Cario, Madax Magaalada Muqdisho, 1953

Soomaalida

10- Caaqil Axmed Raage Duq Magaalo Sannadjii 1955

  1. Maxamed Sheekh Jamaal Cabdullaahi, Duq Magaalo, 1956
  2. Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, Novembar, 1958
  3. Dr.Keenadiid Axmed Yuusuf, Guddoomiye Idman, 30-kii Agoosto 1962
  4. Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, 2-dii Jannaayo 1966
  5. Cumar Xasan Maxamuud (Istarliin), Duq Magaalo, Febraayo, 1969
  6. Dr.Shariif Maxamed Caydaruus, Duq Magaalo, Maarso, 1969
  7. 16 G/Sare Axmed Maxamuud Cadde, Guddoomiye Idman, 20-kii Novembar 1969
  8. G/Sare Cusmaan Maxamed Jeelle, Guddoomiye Idman, 8-dii Disembar 1970
  9. 18 G/Sare Xasan Abshir Faarax, Duq Magaalo, 20-kii Maarso 1973
  10. Yuusuf Ibraahim Cali (Abuuraas), Duq Magaalo, Febraayo, 1978
  11. Dr.Cabdullaahi Salaad Warsame, Guddoomiye, May, 1981
  12. G/Sare Xasan Abshir Faarax, Duq Magaalo, 1982
  13. Cali Ugaas Cabdulle, Duq Magaalo, 1987
  14. Sayid Cumar Xaaji Maxamed, Duq Magaalo, 1990
  15. S/Guuto Axmed Jilacow Caddow, Duq Magaalo, 18-kii Oktoobar, 1990
  16. Cabdullaahi Gacal Sabriye, Duq Magaalo, 1991
  17. Cabdullaahi Muuse Xuseen, Duq Magaalo, 2000
  18. Dr.Xuseen Cali Axmed, Duq Magaalo, 2003
  19. Maxamuud Xasan Cali (Cadde), Duq Magaalo, 2005
  20. Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Duq Magaalada 28-4-2007
  21. Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur Novembar 2008 – Novembar 2009
  22. Eng.Cabdirisaq Maxamed Nuur/ Guddomiyaha Gobolka Banaadir 2009
  23. Maxamud Axmed Nuur Tarsan Duqa Magaalada ahna Gudoomiyaha Gobolka 2010-2013
  24. Xasan Maxamed Xuseen( Mungaab) Duqa Magaalada 2013-2014
  25. Yuusuf Xuseen Jimcaale(madaale) duqa magaalada 2015-2016
  26. Thabit Abdi Mohamed Duqa Muqdisho Ahna Gadoomiyaha Gobolka banaadir 2017
  27. Eng. C/raxmnaan Cumar Cismaan (YariIsow) Duqa Muqdisho banaadir 21 Janaayo 2018

W/D: Axmed Maxamuud Dhicisow