28.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 27, 2026

Sawir: Iibka Soomaaliya ee siyaasiyiinta iyo M/G

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawirkaani ayaa waxaa lagu cabiray Damaca Dowlada Ethiopia ee qabsashada dhulka Somalia iyo damiir la’aanta Siyaasiyiinta iyo Maamulada dalka.

Xikmada ku hoos duugan sawirkaani ayaa ah in Dowlada qabsashada Somalia mustaqbalka dhow ay garab ku siinayaan Siyaasiyiinta iyo madaxda maamul Goboleedyada dalka oo iyagu mar waliba u taagan soo dhaweynta gumeystaha.

Sawir gacmeedkaani ayaa daba socda Dukumiintiyo dhawaan lagu baahiyay warbaahinta kaasi oo muujinaaya in Dowlada Ethiopia ay xili hore dajisay qorshaha la xiriira qabsashada Dalka Somalia.
calanka

- Advertisement -

Read more

Local News