Farshaxan Amiin Caamir oo ku guuleystay abaal marin caalami ah & filim laga sameeyey (Daawo)

Toronto (Caasimada Online) –  Farshaxan Amin Amir ayaa ku guuleystay abaal marin film yar oo laga sameeyay sida uu wax ugu qabto dhallinyarada Soomaalida ah ee deggen magaalada Edmonton. Amin ayaa waxaa waqtigiisa u huraa sidii uu u bari lahaa dhallinyarada farshaxanka (Arts) si aanay u noqon kuwo ku biira dhallinyarada Soomaalida ah ee ka mid noqday gangs. Amin Amir ayaa laga sameeyay film documentary ah oo ku saabsan sida uu isugu taxalujiyo badbaadinta ubadka Soomaaliyeed.

Filimkan ayaa helay abaal marinta Power of Youth Leadership Award.

Halkan Riix