25.1 C
Mogadishu
Friday, July 11, 2025

Muuqaal: Sheekh Nuur Baaruud: “Ninkii Mooshinka socda keenay isagaa ku baxaya, mana aqbaleyno…” 

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online|) – Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida culimada waaweyn ee taageera dowladnimada ayaa muuqaal uu soo dhigay baraha bulshada ku caddeeyay mowqifkiisa ku aadan mooshinka socda ee laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Sheekha ayaa sheegay inuu kasoo horjeedo xaalad kasta oo qalalaase abuureysa, isla markaana aanu taageereynin mooshin xilligan lagu abuuro xasarad, wuxuuna ku hanjabay inaysan aqbali doonin oo ah shacabku ka hortegi doonaan dadka qalaalasaha wada.

“Ninka mooshinka keenay isagaa ku baxaya..” ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud oo arrinta ka socota Baarlamaanka ku tilmaamay inay timid xilli xasaasi ah oo Baarlamaanka go’aan weyn ka gaaray shirkadda DP World, dowladdana ay gaartay horumar.

Hoos ka daawo Muuqaalka Shiikh Nuur Baaruud

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News