Monthly Archives: October 2012

Natiijooyinkii kulamada Champions League, Yaa la jiiday Yaa wax jiiday.?

Champions League - Group E: FC Nordsjaelland ayaa guul darro 4-0 ah kala kulantay kooxda koobka difaacaneysa ee Chelsea. Goolal ay kala dhaliyeen (33) Juan...

Faallo: Allaylehe maantaan taageerey Maxdaxwayne Xasan Sheikh !!.

Waan fahmi karay sababta ay dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba ay u taageereen doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari iyo tii ka danbaysay ee Madaxwaynaha. Dadka...

Wabiga Shabelle oo Dad iyo Xoolo ku qaaday Shabelaha dhexe.

 Fataahado ayaa goordhow waxaa uu Wabiga Shabeele uu ku dhuftay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe. Wabiga ayaa xoogiisa waxaa la sheegay inuu fatahaada ka...

Puntland oo ka hadashay Weerarkii lagu qaaday Wafdi Turki ah.

Kadib Weerarkii lagu qaaday  Ajaaniib iyo Soomaali, Maamulka Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkaas oo kooxo hubaysan ay ku qaadeen wafdi wasiiro iyo...

Nin daroogada iibiya oo ku qaldamay talefonka Boliska. (Maxaa qabsaday?)

California - Booliiska ayaa sheegay in nin ka ganacsada daroogada uu si qalad ah farriin qoraal (text Message) ugu diray sarkaal Boolis oo ku...

Arag Michael Ballack oo soo afjaray waayihiisii ciyaareed ee Kubada Cagta.

Michael Ballack ayaa soo afjaray xirfadiisa ciyaareed. Kabtankii hore ee xulka Germany ayaa maanta ku dhawaaqay inuu soo gaba-gabeeyey xirfadiisa isagoo jira da’da 36....

Beesha Hawiye oo xalay digniin culus siisay Madaxweyen Xasan Sh.

Odayaasha beelaha Hawiye ayaa xalay kullan xasaasi oo qarsoodi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaga oo halkaas diginiin culus oo cad uga diray Madaxweyne...

Man United iyo Chelsea oo isku heysta daafaca bidix ee kooxda Lille Lucas Digne.

Indha-indheeyeyaal ka socda labada koox Manchester United iyo Chelsea ayaa jimcadii lasoo dhaafay daawaday 19 jirka daafaca garabka bidix ee kooxda Lille Lucas Digne,...

Madaxwaynaha booqasho ku jooga magaalada Beledweyne.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa goordhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga Madaxwaynaha oo ay la socdeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa...

Oscar: “Waxaan doonayaa inaan noqdo Halyeey Chelsea ah sida Lampard & Terry”

Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Chelsea Oscar ayaa doonaya inuu maro wadadii horay u mareen Frank Lampard iyo John Terry, isagoona doonaya inuu noqdo...

Ibrahimovic oo kasoo hor jeestay in mar afaraad Lionel Messi la siiyo Ballon d’or.

Weeraryahanka kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic ayaa si weyn uga soo hor jeestay in Abaal marinta ugu weyn caalamka ee ciyaaryahan la gudoonsiiyo Ballon d'or...

Sir ku saabsan arrin Madaxweynaha ku qanciyay Ethiopia iyo sababtii uu u booqan waayay Garowe.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa shalay booqday magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, halkaasi oo uu kula kulmay saraakiisha dalka Ethiopia. Sida la sheegay...

Marchisio oo sheegay inuu doonayo inuu xirafadiisa ciyaareed ku dhameysto Juventus.

Claudio Marchisio ayaa si cad u sheegay inuusan dooneyn inuu goorna ka tago Juventus, wuxuuna sheegay inuu doonayo inuu noqdo mid xasuus ku reeba...

Di Matteo oo sheegay in mustaqbalka Lampard uu weli yaalo Chelsea.

Roberto Di Matteo ayaa qiray in Lamprad uu weli mustaqbal ku leeyahay kooxda Chelsea, inkastoo loo tix gelinaayo in ciyaaryahanka qadka dhexe uu ka...

Mourinho oo sheegay inuu ku laabanyo EPL, isagoona dhararay inuu wajaho Sir Alex.

Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan dharareyn inuu qabto shaqada kooxda Manchester United ka hor inta uusan ku laaban dalka Ingiriiska. Ninka...

Roberto Di Matteo oo kooxdiisa uga digay in guul darro kasoo gaarto kulanka Nordsjaelland.

Roberto Di Matteo ayaa uga digay kooxdiisa Chelsea inay iska ilaaliyaan guul darro kasoo gaarta marka ay booqdaan kooxda Danmark ka dhisan ee Nordsjaelland. Blues...

Maxaad ka ogtahay 9-ka caqabad ee hortaagan magacaabista Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Somalia.

W/Q: Ifrah Mohamud Wehliye Sida aad la socotaan maalin walba waxaa taagan, aadna loo hadal hayaa arrinta magacaabista Ra’iisul Wasraaha cusub ee Somalia, taasi oo...

Tababar tababar dhaafay: Daawo habka caalamiga iyo cajiibka ah ee loo tababaro Ciidamada Dowladda.

Ciidamada Dowladda Somalia ayaa tababar culus ku qaadanaya xero milatari oo ay Ciidamada Amisom  ku lee yihiin galbeedka magaalada Muqdisho. Tababarkan ayaa xaqiiqdii ah...

Bandow daaran Beledwayne iyo Masuul wayn oo ku wajahan

Warar lagu kalsoonyahay oo Shabakada Caasimada ay ka helayso Aqalka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha uu maanta safar uu ku jiro. Madaxwayne Xasan Sheekh...

Dad loo xiray nabadoon la dilay.

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa soo qabtay kooxihii dilay Nabadoon caanka ahaa Magaalada Beledwayne. Maxamuud Diiriye Maxamed oo kamid ah masuuliyiinta maamulka Gobalka Hiiraan oo la...

Dib usoo laabashada James Swan oo aan ka farxin doonin Xasan Sheekh + Sababta

Muqdisho (Caasimada Online) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa habeen hore ku dhowaaqay in James Swan uu noqonayo ergeygiisa gaarka ah...