Monthly Archives: October 2012

Ogow wax badan oodan ogeyn !!!

Ma ogtahay aqristow In Celcelis ahaan ay raggu ku hadlaan 2000 oo eray maalinkasta halka haweenku ay 7000 oo eray kuga hadlaan. In Celcelis ahaan qofku...

Xog iyo Warbixin buuxda oo laga diyaariyay khasaarihii fatahaada webiga Shabelle ee Beledweyn.

Xoghaya samafalka gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyey tirakoob ay ka sameeyeen khasaaraha ka dhashay daadadka roobab iyo fatahaado uu sameeyey Wabiga Shabelle ee...

Dhageyso khudbaddii Madaxweyne Xasan uu ka jeediyay Baydhaba.

Madaxweynaha Somalia Prof. Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, halkaasi oo uu ka jeediyay Khudbad aad...

Dowladda Somalia oo war culus ka soo saartay Ammaanka Muqdisho.

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Ayaa maanta sheegtay in la xaqiijiyay Amaanka Magaalada Muqdisho 24kii saac ee la soo dhaafayna ay ciidamaa Amaankuna ka hortageen...

Wararki ugu dambeeyay Kismaayo & Ciidamada huuwanta oo ka baxay.

Kismaayo Caawa waxaa la xaqiijiy inay Isaga Wada baxeen Ciidamada Huwanta ee maanta galay  Mudo sanad ay damacsanayeen la wareegideeda. Ciidamada ayaa maanta waxaa ay...

Daawo Socdaalkii Madaxwaynaha uu ku tagay Baydhaba.

Madaxwaynaha soomaaliya ayaa maanta Booqashadiisii ugu horaysay waxaa uu maanta ku tagay Baydhabo waxaana uu kala kulmay Soo dhawayn wanagaasan. Daawo Muuqaalada madaxwaynaha Booqashadii uu...

Haweeneey ninkeeda kajartay xubinta Taranka kadib markii ay kashakisay.

Gabar u dhalatay wadanka Yeman jirtana da'da 20-aad,ayaa ninkeeda dishay kadib markii ay kajartay xubin muhiim ah oo jirkiisa kamid ahayd. Gabadhaan ayaa sida...

Ciidanka Dowladda oo dhacay Deeq dad Dhibaataysan loo qaybinayay.

Ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose ee Dowlada Soomaaliya  ayaa maanta dhacay Sahay gar gaar oo loo waday dad dhibaataysan oo ku nool...

Qarax Ciidamada Itoobiya lagula eegtay Magaalada Beledweyne

Kolonyo ay wateen Ciidamada Itoobiya ayaa maanta qarax waxaa lagula eegtay Magaalada Beledwayne ee xarunta Hiiran. Qaraxa ayaa waxaa uu Ciidamada Ku qabsaday iyagoo ku...

Madaxwaynaha oo tagay Baydhaba lana Kulmay Saraakiisha Itoobiya.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo. Wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminaye ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay dadweyne badan...

Madaxwaynaha oo u duulay Baydhaba.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa maanta Safarkii ugu horayay waxaa uu ku aaday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha ayaa goordhow ay...

Deg Deg:- Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo geeriyooday.

Allaha u Naxaristee  Waxaa xalay Dalka Norway  ku Geeriyooday Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo ka mid ahaa Abwaaniinta Waa Weyn ee Soomaaliyeed. Abwaanka Gaariye...

Madaxwaynaha Somalia oo Booqosho ku tagaya 3 Gobol oo dalka ah.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in Maanta booqashadiisa ugu horaysay uu ku baxo waxaana la tilmaamayaa in Madaxwaynaha uu booqon...

Realmadrid Oo Guulweyn Ka Gaartay Deportivo La Coruna iyo Ronaldo Oo Hat-tric ka kacay

Naadiga Realmadrid ayaa xalay waxaa u suurta gashay ineey guul weyn ka gaarto kulan katirsanaa horyaalka Spain oo ay laciyaartay dhigeeda Deportivo La Coruna,Real...

Ma rumeysaneysaa in Cali Maxmed Geedi uu waayay 10 kun oo dollar oo uu doorasho ku galo? (Aqri xogtan).

Shantii September, waxaa magaalada Muqdisho gaaray ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi, oo waqtigaas sheegay inuu yahay musharax madaxweyne. Hase yeeshee 9-kii September,...

Wariyaal loo Xiray Qarax ka dhacay Kaniisad ku taal Kenya

Wariyaal Soomaali ah ayaa lagu Xiray Xaafaada Islii ee  Dalka Kenya ka dib markii lagu eedeeya inay wax ka  ogaayeen qarax ka dhacay Dalkaas. Kadib...

Soomaaliyey 4 arrimood dartood u midooba! (Aqri afartaas arrin)

Midnimadu waa tan horu Marisa aadmiga, tafaraaruqana waa kan iilka dhiga sharafta,dadnimada,wax wada qabsiga iyo nolol wanaaga walaalaha kala tagsan, Waxaan hubaa in aanay jirin...

Haddii ilkahaaga Caafimaad qabaan iyo haddii kaleba aqri qormadan.

Bololka/Suuska Ilkaha  (Qoraal cilmiyeed muhim  ah)  Qurmidda ilkahu waxaa weliba loo yaqaannaa madmadoowga ilkaha. Waxay keentaa iligga oo dalooshama haddii la daawayn waayana waxay ka...

Liverpool oo hogaanka u heysa hardanka loogu jiro saxiixa xidiga Newcastle Demba Ba.

Liverpool ayaa xiiseyneysa inay Anfield keensato weeraryahanka kooxda Newcastle Demba Ba, si uu maareeye ugu noqdo booska gool dhalinta ee ka maqan Reds. Weeraryahanka reer...

Wararkii ugu dambeeyay Kismaayo.

Wararkii ugu dambeeyay ee Galabta aynu ka helayno Kismaayo oo ah xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada ay ku sii fidayaan...

Dib usoo laabashada James Swan oo aan ka farxin doonin Xasan Sheekh + Sababta

Muqdisho (Caasimada Online) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa habeen hore ku dhowaaqay in James Swan uu noqonayo ergeygiisa gaarka ah...