Monthly Archives: October 2012

Shaqiri: “Bayern Munich waa inay ku dhamayestaa kaalinta koowaad ee Bundesliga”

Xherdan Shaqiri ayaa ku waaniyey kooxdiisa Bayern Munich iyo ciyaaryahanada u ciyaara inay diirada saaraan ku guuleysiga horyaalka Jarmalka ka dib bilowgoodii cajiibka ahaa...

Arag Sawirrada Xujayda Somalida qaarokood oo gaaray Medinah.

Qaar ka mid ah xujeyda Soomaalida ayaa axaddii September 30 gaartay Madina Al-Munawarah: Tirade xujeydaasi, ayaa lagu sheegay 103, waxaana halkaas geysay shirkadda diyaaradaha ee...

Gerrard: “Inaan Liverpool kula guuleysto Horyaal waxay noqon doontaa mucjiso”

Kabtanaka kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa qirtay in baahidiisa ah inuu Reds ku hugaamiyo Premier League inta uusan soo afjarin xirfadiisa kubada cagta ay...

Man Utd oo 6 milyan oo ginni ku dooneysa xidiga kooxda Blackpool Thomas Ince.

Waxaa lasoo werinayaa in Manchester United ay ku dhowdahay inay 6 milyan oo ginni kula soo wareeto xidiga kooxda Blackpool Thomas Ince. Sir Alex Ferguson...

Maxaad ka ogtahay arrinta dhashay musuqa ‘xarkaha goostay’ ee Soomaaliya?

Muqdisho (Caasimada Online) – Marka maqasho ereyga musuq oo lala xiriiranayo hay'addaha dowladdaada, waxaa durba kugu soo dhacda lacag la xaday ama hanti dowladeed...