Yearly Archives: 2012

Arag Sawirrada Xujayda Somalida qaarokood oo gaaray Medinah.

Qaar ka mid ah xujeyda Soomaalida ayaa axaddii September 30 gaartay Madina Al-Munawarah: Tirade xujeydaasi, ayaa lagu sheegay 103, waxaana halkaas geysay shirkadda diyaaradaha ee...

Gerrard: “Inaan Liverpool kula guuleysto Horyaal waxay noqon doontaa mucjiso”

Kabtanaka kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa qirtay in baahidiisa ah inuu Reds ku hugaamiyo Premier League inta uusan soo afjarin xirfadiisa kubada cagta ay...

Man Utd oo 6 milyan oo ginni ku dooneysa xidiga kooxda Blackpool Thomas Ince.

Waxaa lasoo werinayaa in Manchester United ay ku dhowdahay inay 6 milyan oo ginni kula soo wareeto xidiga kooxda Blackpool Thomas Ince. Sir Alex Ferguson...

Kiiska wiilka Xasan Sheekh iyo heshiiska Soomaaliya iyo Turkey maxaa ka dhaxeeya?

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxay galeen heshiis iskaashi dhanka iweydaarsiga dambiileyaasha, maxaabiista iyo eedeysanayaasha ah, heshiiskaan ayaa saameynaya kiis...