Luis Suarez ayaa isku difaacay inuusan dhulka isku tuurin si uu u helo Gool ku laad ama laad xor ah, iyadoo waayadaan xidiga dalka Uruguay lagu dhaleeceynaayey inuu istuuro si ay garsoorayaashu Rigoore ugu dhigaan. Suarez ayaa kooxdiisa Liverpool u dhaliyey goolkii barbaraha ay Chelsea kula wadaageen dhibcda wuxuuna waayadaan fure u ahaa gool dhalinta Reds isagoo ilaa iyo haatan...
Didier Drogba ayaa sharaxay sababtii keentay inuu ka tago Chelsea wuxuuna sheegay in kooxdu ay dooneysay inay dhiig cusub kusoo darto ciyaaryahanadeeda ka dib markii ay ku guuleysatay Koobka kooxaha Yurub. Drogba  ayaa ka tegay Stamford Bridge isagoo ku biiray kooxda Shiinaha ka dhisan ee Shanghai Shenhua ka dib markii uu dhaliyey goolku laadkii guusha ay Chelsea UEFA Champions League...
Kooxo aan la garanayn cida ay yihiin ayaa waxaa ay xaafada Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho  ku dileen sadax ruux oo shacab ahaa  kana mid ahaa dadka deganaa halkaas. Dadkaan ayaa waxaanan loogu simin kaliya dil oo waa la gowracay waxaana maydkooda ay maanta yaalaan Xaafadaas oo degma ahaan hoostaga degmada heliwaa. Dilkaan gowraca sadaxda qof ayaa ka dhigaya kii Afaraad...
Dowlada Soomaaliya ayaa ka dacwootay Xukuumada Kenya, waxeyna Dacwadaas u gudbisay Qaramada Midoobey ayadoo Kenya ku eedeeneyso in ay faragalin ku heyso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qarama Midoobay ayaa raboor Dacwa ah Farta ka saaray X/Qoramada Midoobay Banki Moon. Safiirka ayaa Kenya ku Edeeyey in ay Qalalaase ku hayso xasiloonida siyasada Soomaaliya waxayna hurineysaa Fidno Colaada iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa shalay gelinkii danbe waxa uu lakulmay xilibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo uu kala hadlay sidii xukuumada cusub lo taageeri lahaa islamarkaasna codka kalsoonida loo siin lahaa. Xilibaanada madaxweynaha uu la kulmay waxay ahaayeen, xilibaano maalmihii danbe muran kaqabay qaabka loo soo dhisay xukuumada Cusub, waxaa jirta in is afgrad muhiim ah uu dhexmaray...
AC Milan ayaa ka aamusan mustaqbalka Massimiliano Allegri ka dib markii ay Fiorentina 3-1 uga talaabsatay ciyaar ka dhacday Stadio Giuseppe Meazza waxaana loo arkaa inuu mar kale riski galay mustaqbalka tababaraha. Macalinka laftiisa ayaa sheegay inaysan kooxdu aheyn mid isku aadan ka dib guul darradii Viola, laakiin guul daradii gurigooda ayaa mar kale kasii fogeysay farqiga dhibcaha. Madaxweyne ku xigeenka...
Arsene Wenger ayaa diirada saaran doona Janaayo marka uu suuqu furmo weeraryahanka Manchester City Edin Dzeko ka dib markii uu lasoo baxay waayo mucjisa leh si uu ugu cusbooneysiiyo weerarkiisa uu kala qeyb  galayo usoo bixitaanka Champions League. Gunners ayaa dhibaato ka heysataa dhanka weerarka iyadoo cabsi laga qabo inay sanadkaan ka mid noqon weydo afarta koox ee ugu sareysa...
Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich ayaa diyaar u ah inuu Bank-ga u jebiyo ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Everton Marouane Fellaini, isagoo Janaayo ku dalban doona 30 milyan oo ginni. Sida uu qoray wargeyska Sunday People. Xidiga dalka Belgium ayaa si aad ah uga dhex muuqday kooxda David Moyes wuxuuna dhaliyey lix gool xilli ciyaareedkaan isagoo goolkiisii ugu dambeeyey shabaqa kasoo...
Xidiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa jebiyey rikoorkii goolasha ee ciyaaryahankii hore ee xulka Brazil Pele, xilli uu boqorka kubada cagta dhaliyey 75 gool keliya hal sano. Ninka reer Brazil ayaa ka dambeeyey Gerd Muller, oo 85 gool hal sano u dhaliyey Bayern Munich iyo West Germany keliya 60 kulan oo uu saftay 1972dii. Si kastaba, 25 jirkaan reer Argentina ayaa...
Bankiga horumarinta Africa The African Development Bank (AfDB)¸ayaa eegaya suurta galnimada ah inuu maal geliyo dhismaha Highway isku xiri doona dalalka Kenya iyo Somalia. Bayaan lasoo saaray kadib kullan dhex maray madaxweynaha Kenya Muwai Kibaki iyo wafti ka socday AfDB oo uu hogaaminayay Dr. Donald Kaberuka, oo ka dhacay Nairobi ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay ka xaajoodeen sidii...
Shalay waxaa daabacnay dhambaal inooga yimid gabar Soomaaliyeed oo talo doon ah. Dhambaalkaas ayaa ahaa kii ugu horeeyay barnaamij cusub oo aan ugu magac darnay ILA TALI AQRISTE, kaasi oo aqrsitayaasha ay tallooyin kusoo weydiisan karaa aqristayaasha kale, inagana aan daabaci doono, waxadana kusoo hagaajin kartaan caasimada@live.com. Halkan ka arag dhambaalkii shalay.  Haddaba inta badan tallooyinkii la siiyay Ayaan waxaa lagu...
Dagaal qasaaro gaystay ayaa magaalada Muqdisho waxaa uu ku dhexmaray Ciidamada ka wada Tirsan Dowlada Soomaaliya. Ciidamada Booliska iyo kuwa Nabad Sugida ayaa waxaa uu dagaalka ku dhexmaray Saldhiga bari ee degmada Cabdi Casiis ee gobolka banaadir. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Ciidamada Nabadsugida ay soo xireen rag katirsan Dowlada oo dhacayay dad shacab ah waxaana intaa ka dib...
Xukuumadda cusub ee Ra’iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa wali dadaal dheer ugu jirto sidii ay u heli lahayd in baarlamaanku ansixiyo, kaddib markii ay shalay ka baaqsatay inay baarlamaanka horkeento barnaamijkeedda siyaasadeed. Baaqashadaasi ayaa lagu macneeyay kaddib markii ay soo baxeen inay jirto diidmo ka imanaysa xildhibaananda qaarkood oo iyagu watay mooshin ka dhan ah xukuumadda, kaasi oo ay...
Mudanayaasha Baarlamanka ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho,waxaana kulankan looga dooday nuqulo kamid ah xeer heesoodka. Waa fadhigii 21 aad oo  Baarlamanka ,waxaaana shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamanka Maxamad Sheekh Cismaan jawaari Mudanayaasha ayaa qodob qodob ugu dooday dhamaan qaybaha oo uu ka koobnaa xeer hoosaadka  iyadoo dhamaadka shirka gudoomiyaha Baarlamanka uu kaga digay xildhibaanada Baarlamanka arrin...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sh Maxamuud, ayaa runta u sheegay guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo ah inaan lagu soo celin doonin jagadaas. Sida aan xogta ku helnay madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu xilkaas u magacaabo Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Waxaa la sheegay in arrintan ay khilaaf xoogan ka dhex hurisay labada dhinaca, waxaana Tarsan uu marayaa iminka dhinacyo badan, si...
Maanta magaalada Muqdisho waxaa gaaray wafdi ka socday Uru Goboleedka IGAD oo isugu jira Soomaali iyo Shisheeye , waxaana wafdiga uu ahaa Kuwa ku mahsquulsan Maamul u sameynta Jubooyinka. Wafdiga marki hore waxaa loo sheegay in madaxweynaha aysan la kulmi doonin , waxaana lagu wargaliyay kooxda Muqdisho gaartay inay isaga baxaan magaalada oo aan loo fasixi doonin Xafiiska madaxweynaha. Gudiga waxaa...
Indheer Garadkoow ha noqon oraah ku dhiigle! Maxaa dhibaato nasoo martay, maxaa waa xun noo baryay, maxaan dhiig ku fool dhaqanay, maxaan luminay danta guud, maxaan gumeeysi u adeegnay, maxaan danteenii qilaafnay, maxaan duruuf iyo gaajo badnay dadkeenii iyo dalkeenii, maxaan dar xumo qaxooti la jaar noqonay, maxaa South afrika nalagu gowracay, maxaa gunimo u wehel noqonay, maxaa wali garaad...
Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda,  ayaa goordhow waxa uu magaalada Muqdisho ku dilay Sadax ruux oo shacab ah. Dilka dadkan ayaa waxaa uu ka dhacay Xarunta C.I.D ee Muqdisho,waxaana dilka fuliyay askari, sida war goor danbe na soo gaaray uu xaqiijiyay. Warka sida uu nagu soo gaarayo Qof dumar ah ayaa ku jirtay dadka la dilay iyo labo rag ah. Waxaa sidoo...
Waxaa dhawaanahaan soo baxayay warar sheegaya in Maamulka Ahlu sunada ee ka taliya gobolada dhexe gaar ahaan magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guri ceel ay bilaabeen inay xeraan masaajidyada ku yaalla deeganadaas. Cali Sheekh Maxamuud waa Guddoomiyihii hore deegaanka Guri ceel waxaa uu sheegay in La xeray oo Al Baabada la isugu dhuftay Masaajido badan oo ku yiilay deegaanka Guri ceel iyo...
Shirkadda Turkish Airlines, waa shirkad kaliya ee caalami ah ee ka howl gasha garoonka diyaaradaha Adan Adde International Airport ee magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Vidwo cusub oo dhowaan soo baxay ayaa haddaba muujinaya qaabka ay diyaardaaha shirkaddaasi uga howl galaan garoonka ee nala daawo.

Xogta qodobbada ay ku kala qeybsan yihiin Xasan iyo madax goboleedyada ku shirsan Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirka Goalaha Wadatashiga Qaran, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa guddoominaya shirka. Kulankaan ayaa baaqday bishii hore kadib...