Ciid Wanaagsan !! dhamaan aqriteyaasheena sharafta iyo qiimiga naga mudanoow, maamulka iyo shaqaalaha Caasimada Online wuxuu idinkugu hambalyeynayaa maalinta barkeysan ee Ciid Al-adxa. Waxaan idiin rajeyneynaa inaad ciidaan ciideeda kale ku ciidaan bash bash iyo baraare. Hadii aan nahay Shaqaalaha iyo Maamulka Caasimada Online waxaan idin leenahay “Ciida, Ciida, Ciida. Waa ciid wanaagsane ciida dhamaan soomaaliyey dhamaan inta islaamka ahoow nabad...
Hees Jadiid ah oo lagu soo aadiyay maalinta Ciida ayaa waxaa la soo galiyay qeeybta Muuqaalada Fanka Soomaaliyeed waxaana Heestaan cusub mar qura lagu dhex arkay Dhalinyaro ku istaageeyso madaxa iyo hal Gacan kuwaas oo dabadeedna si Cajiib ah ugu niikinaya. Heestaan oo la magac baxday XAYI JACEEYL ayaa qaab ahaan waxaa saaran Music cusub waxeeyna Luuqad ama Kalmad ahaan...
Halyeeygii kooxda AC Milan Demetrio Albertini ayaa u sheegay kooxdiisii hore ee Rossoeri inay ceshto tababareheeda Massimiliano Allegri. Kooxda ka dhisan San Siro ayaa si xun ku bilaabatay Horyaalka – tiiyoo ay kusoo darsatay koobka kooxaha Yurub – laakiin 41 jirkaan ayaa maanka ku haaya in kooxdu ay kalsooni siiso tababaraha. “Milan waa inay ilaashataa Allegri,” ayuu ku yiri shir jaraa’id. “Mashruuc...
Juventus ayaa lasoo werinayaa inay Janaayo xiiseyneyso xasiixa ciyaaryahaka kooxda Schalke Julian Draxler, sida ay tebineyso jariirada Italian Press. 19 jirkaan kubad qaabeeyaha ah ayaa xilli ciyaareedkaan ku dhowaa inuu ciyaaro kulan kasta ee Die Knappen. Wuxuuna saftay lix kulan sideedii kulan ee ugu horeysay, isagoo kooxda Huub Stevens ka caawiyey inay xirato booska sedaxaad ee Bundesliga. Bianconeri ayaa isha ku...
Waxaa soo baxaaya warar sheegay in horay la isugu afgartay in Frank Rijkaard uu xilka tababarenimo ee AC Milan ka bedelo Massimiliano Allegri. Rossoneri ayaa ku jirta xaaladii ugu xumeyd ka dib markii ay xalay guul darro kasoo gaartay Malaga kulan ka tirsan Champions League, taas micnaheeda ayaana ah inay soo xareyso guul darradeedii lixaad 11 kulan oo caalami ah...
Ciyaaryahanka la dhashay daafaca QPR Aston ee Rio Ferdinand ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu gacan qaado daafacyada kooxda Chelsea John Terry iyo Ashley Cole ka hor kulankooda Barclays Premier League. Sida uu qoray wargeyska The Sun. Daafaca Manchester United Rio iyo daacafa QPR Anton ayaa dagaal qabow kala dhexeeyaa Terry iyo Cole. Kulanka dhacaaya axada ayaa laga yaabaa inuu...
Roberto Mancini ayaa nafsadiisa eeda dusha ka saaray ka dib markii kooxdisa Manchester City ay guul darro kasoo gaartay kulankoodii Champions League. Tababaraha City ayaa qirtay inuu Farsamo ahaan qalday kulankii ay guul darro 3-1 ah kasoo gaartay kooxda Ajax, wuxuuna daaha ka qaaday inay noqoto wax mucjisa ah hadii ay kooxdiisu gaarto wareega 16ka ee Koobka Kooxaha Yurub. Richards ayaana...
Kooxda ka dhisan dalka Spain ee Valencia ayaa dooneysa inay bisha Janaayo marka uu suuqu furmo iibsadaan daafaca kooxda Chelsea John Terry. Sida uu qoray Wargeyska Daily Mirror. Kabtankii hore ee xulka England ayaa ciyaar wanaagsan kusoo bandhigaayey Chelsea, iyadoo afar kulan la ganaaxay ka dib markii uu hadalo isir naceyb ah u adeegsaday Anton Ferdinand. Hadaba, wakiilka FIFA Francois Gallardo...
Liverpool ayaa dalabkeedii sedaxaad u dirtay daafaca xulka Korea Hyun-Soo kaasoo ay u aragto inay kusoo dhaqaajiso hal milyan oo ginni. 21 jirkaan daafaca uga ciyaara xulka South Korea iyo kooxda FC Tokyo  Jang Hyun-Soo  ayey Reds laba mar dalab u direen intii lagu jiray bishii December. Hyun-Soo ayaa lix kulan u saftay kooxdiisa waxayna Liverpool u argtaa inuusan u qalmin...
Paul Scholes ayaa diiday inuu meesha ka saaro inuu maalin uun macalin kooxda Oldham Athletic. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Manchester United ayaa waqtigiisa oo dhan u hibeeyey Red Devils wuxuuna doonayey inuu u ciyaaro Oldham ka hor inta uusan 2011dii ka fariisan kubada cagta. Scholes ayaase kusoo laabtay United markii dib loogu yeeray 2012kii laakiin markii la weydiiyey inuu mar...
Ka dib markii uu door fure ah ka ciyaaray kulankii Chelsea ay guul darradu kasoo gaartay kooxda ka dhisan dalka Ukraine, Willian ayaa daaha ka qaaday inuu markaan ku jiheysan yahay mid ka mid ah Horyaalada ugu waa weyn Yurub. Xidiga reer Brazil ayaa saameyn ku lahaa musiibada kula dhacday Donbass Arena kooxda difaacaneysa Horyaalka, mana uusan sireysan inuu ka...
Manchester United ayaa casuumtay 16 jirka weerarka uga ciyaara kooxda Desportivo Brasil Bruno Gomes, iyadoo aabihiisna uu safarka ku wehliyey. Gomes ayaa tababar la qaatay kooxda inteeda kale laakiin wuxuu doonayey inay marti geliyaan koox ka dhisan Yurub. Wuxuu dareenkiisa uga waramay tababaraha kooxda United Sir Alex Ferguson. “Rajadeydu waa inaan noqdaa gool dhaliyaha ugu sareeya Yurub, anigoo midaas markii horaba kasoo...
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Somalia ayaa muddo waxa uu tababar uga socdaa dalka Uganda. Waxaa tababarkaasi inta badan bixiya saraakiil ka socda dalalka Germany, UK  iyo France oo dowladda Somalia ka caawinaya sidii ay u heli lahayd ciidan tababar wanaagsan heysta. Haddaba halkan waxaan idin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirrada Ciidamadaasi tababarka uu u socdo.
Akhristayaal waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa sawirradii ugu dambeeyay ee aan kasoo qaadnay shalay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, oo ah kuwa meelo badan aad ka arki kartaan. Waxaa sawirrada ku jira goobo caan ah sida SYL iyo Masjidka Isbaheysiga Islaamka. Waxaan ka cudur daaraneynaa haddii muuqaalada qaar aysan ahayn kuwa aadan jecleysan.
Sadex ka mid ah wiilashiisa waxaa lagu dilay kacdoonka. Waxaa kamid aha la taliyihii hore ee amniga qaranka Mu’tasim Qaddaafi, oo ku dhintay gacanta fallaagada isla maalintii aabihii la dilay 20-ka October 2011. Xubanihii soo haray ee qooyska Qaddaafi waxaa soo wajahay marxalada kala gedisan tan iyo October 2011-kii. Safiya Qaddaafi Safiya Farqash, waxa ay dhashay toddoba ka mid ah siddedda caruur...
Ciidamada amaanka ee magalada Garowe oo mudooyinkii lasoo dhaafay howlgalo kala duwan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobalka Nugaal iyo Sool ayaa waxay gacanta ku soo dhigey gaari siday khamri gaaraya 197 dhalo iyo xashiishad,kaasoo la horkeenay maxkamada darakada kowaad ee gobalka Nugaal. Maxkamada ayaa ku xukuntay khamriga in la gubo iyadoona sidoo kale xukun lagu riday dadkii watay qaarkood...
Baarlamanka Soomaaliya ayaa Kulankooda Afar Tobanaad waxaa ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaana ay Xildhibaanada ay kaga doodayeen Arinta Miisaaniyada. Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Proff Jawaari iyo labdiisa ku xigeen ayaa maanta shir gudoominayay kulankan waxaana hadalo kooban uu gudoomiyaha u jeediyay Baarlamanka kaas oo ahaa inay ka soo talabixiyaan Miisaaniyada ay ku shaqayn doonto Dowlada Sadaxda bilood ee soo...
Baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay fadhi ku yeeshaan magaalada Muqdisho oo ah Xarunta dalka oo dhan. Kulanka ay yeelanayaan Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in lagu lafa guro arimaha miisaaniyada,iyadoo kulankaan uu ka dhacayo Xarunta Golaha Shacabka. Maxamed Cumar Maxamuud  oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka ayaa Raadiyaha Afka dowlada ku hadla ka sheegay in fadhigaan...
Ciyaaryahanka kooxda Chelsea Florent Malouda ayaa bisha Janaayo diirada u saaran kooxda ka dhisan dalka Brazil ee Santos, sida uu qoray wargeyska Daily Mirror. 32 jirkaan garabka ka ciyaara ayaa waayadaan dambe laga deyrinaayey mustaqbalkiisa Stamford Bridge, ka dib markii loo sheegay inuu tababarka la qaato kooxda Juunyarka ah ee Chelsea, wuxuuna laf ahaantiisu isku howlay sidii uu ku heli...
Tababaraha Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa daaha ka qaaday in Anders Lindegaard uu dhaawac u seegi doono kulanka ay wajahayaan Chelsea, halka uu sidoo kale xaqiijiyey in dhaawaca Shinji Kagawa laga warbixin doono Arbacada . Goolhayaha dalka Denmark ayaan ka mid aheyn kooxdii Red Devils ee Champions League la ciyaartay Braga Ferguson ayaana ciyaarta ka dib xaqiijiyey inuu dhaawac...

Somaliland oo shaacisay in Itoobiya aysan u ogolaan doonin dhismaha dekad cusub

Hargeysa (Caasimada Online) - Somaliland ayaa sheegtay inay fileyso in dhowaan la soo geba-gebeeyo saxiixa heshiiska ay la galeyso Itoobiya, kaasi oo is-afgaradkiisa lagu...