Saamaynta dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya ay yeesheen waxa ka mid ah kororka dadka qaada xanuunka maskaxda ku dhaca. (Halkan ka dhageyso warbixin ku saabsan xaaladda xanuunka dhimirka ee Muqdisho). Dhinaca kale, Ku-dhowaad 450 milyan oo qof ayaa qaba cudurrada maskaxda in ka badan saddex meeloodna waxay ku nool yihiin waddammada soo koraya. Sida ay sheegtay hay'adda caafimaadka adduunka, WHO, siddeed ka...
Askari ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa qof rayid ah waxaa uu maanta ku dilay Xaafada Soonikey ee Degmada Hodan. Degmada Hodan ayaa waxaa maanta dad rayid ah oo dhibaataysan waxaa loogu qaybinayay Cuno gar gaar ah waxaana ay damac ka gashay cunadaas Askarta Dowlada. Askari goobta Cunadada dadkaan loogu qaybinayay joogay ayaa waxaa uu risaas ku faray dadkaas waxaana ay sababtay...
Cabsi Dagaal ayaa laga dareemayaa inay ka jirto Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose kaa oo dhexmara Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Jabhada Raaskambooni. Jabhada Raaskambooni ayaa la sheegay inay damacsantahay in Kismaayo qayb ay ka qabsato maamulkeedana la wareegto. Dad ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa saakay Shabakada Caasimada u sheegay in Jabhada Raaskambooni ay isku balaarisay qaybaha ugu badan ee...
Wax badan oran meyno, hase yeeshee waxaan halkan ku qoreynaa qoraal yar oo xambaarsan micno weyn. Ma nihin mucaarad Dowladda Somalia iyo Madaxweyne Xasan Sheikh intaba. Marka aan saas leenahay waxaan ula jeednaa, waxaa jir dad wixii la qoraba u arka ama ka eega dhinaca xun. Si kastaba, bal arag sawirkan hoose ee kullanka Madaxweyne Xasan Sheikh iyo madaxweyne Kibakiga...
Daafaca midig ee kooxda Arsenal Bacary Sagna ayaa sheegay inay la yaab ku noqotayu inuu soo bogsaday ka dib markii uu kasoo muuqday kulan ay ciyaarayeen ciyaartoyda 21 jirada ka hooseeya ee kooxdiisa. 29 jirkaan ayaa lugta ka jabay markiisii labaad isagoona 12 bilood aan garoomada cag soo dhigin ka dib markii bareelo lagu qaaday kulankii ay kooxdiisu bishii May...
Kooxaha ka ciyaara horyaalka Barclays Premier League Liverpool iyi Manchester City ayaa hugaanka u haaya loolanka loogu jiro da’yarka garabka uga ciyaara kooxda Crystal Palace ee Wilfried Zaha, sida ay ogaatay shabakada Goal.com. Kooxaha ugu waa weyn horyaalka England ayaa diiwaan gashaday 19 jirkaan tayada leh waxayna sugayaan inay usoo bandhigaan xiisahoodu ku aadan. Arsenal ayaa sidoo kale dooneysa inay u...
DNA Profiling, DNA Testing, DNA Typing, Genetic Fingerprinting Waa hal baaritaan oo dhawr magac leh. Baaritaankaan aadka u sarreeya oo ay adeegsadaan culumada ku takhasusay climiga dambibaarista (Forensic Scientists) waxaa looga gol leeyahay in lagu ogaado qofka DNA-diisa u goonida ah maadaama qeyb ka mid ah DNA-da uu eebbe qof waliba u gooni yeelay. Baaritaanka Aabanimada iyo Hooyanimada (Paternal & Maternal Testing) Baaritaankaan...
Kooxaha Manchester United iyo Real Madrid ayaa ugu sita liiska kooxaha ugu iibinta badan maaliyadooda, iyadoo koox weliba ay shantii sano ee lasoo dhaafay caalamka u iib geysay 1.4 milyan oo maaliyado Rasmi ah. Red Devils iyo Los Blancos ayaa ah labada koox ee ka mid ah sedax kooxood oo dhaafay hal milyan oo maaliyad iib geyn ah intii u...
Kooxda Chelsea ayaa indheheedu qabteen weeraryahanka kooxda Marseille Loic Remy, waxayna Blues qorsheyneysaa inay Bisha Janaayo kasoo dhaqaajiyaan dalka France, ka dib markii uu daawaday qaab ciyaareedka Loic wakiil ka socda Chelsea. Wargeysyada kasoo baxa dalka France ayaa intooda badab shaaciyey in Chelsea iyo Marseille ay ka heshiiyeen qiimaha macquulka ah ee uu Remy ugu baqooli karo Stamford Bridge Stadium,...
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Anderson ayaa saadaaliyey in kooxdu ay lumin doonto “30 ilaa 40 boqolkiiba”  heerkooda marka uu Sir Alex Ferguson ka fariisto shaqada kubada cagta. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil Anderson ayaa lacag xoog leh Man Utd 2008dii uga soo biiray kooxda FC Porto, wuxuuna qabiirka hugaamiya Red Devils ku sheegay mid aabe u...
Ogbonna ayaa horay loola xiriirinaayey kooxaha xafiiltama ee Manchester United iyo Manchester City, laakiin waxaa hada wararka xanta ahi sheegayaan inay daafaca dhexe ee dalka Italy xiiseyneyso kooxda ka dhisan Anfield Stadium ee Liverpool. 24 jirkaan ayaa lasoo sheegayaa inuu u furan yahay inuu ku biiro Barclays Premier League, laakiin wuxuu qirtay inuusan ka maageyn kooxdiisa uuna ku farax san...
Xasan Sheekh Maxamuud  Madaxwaynaha Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyada Soomaalida ee dalkaas ku nool. Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa kulanka uu la qaatay jaaliyada wuxuu ku qotomay taageero jaaliyada ay umuujinayaan isbedelka dhanka hogaanka ah ee ka dhacay dalka Soomaaliya iyo sida ay u arkaan. Qaar kamid ah dadkii uu kulanka la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia ayaa booqasho ku jooga dalka Uganda, halkaasi oo uu kaga qeyb galayo sanad guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay xoriyadda dalkaas. Madaxweynaha ayaa magaalada Kampala kula kulmay madax ka socota caalamka oo kala duwan oo isugu jira African iyo reer galbeed. Haddaba daawo sawirrada kulmada Madaxweynaha.
Wararka naga soo garaya Magaalada Muqdisho ee Xarunta Wadanka Somalia ayaa waxaay tibaxayaan in Dowlada Somalia ay Magaalada Kismaayo u soo dirayso Ciidamo  ka tirsan Dowlada Somalia oo iskugu jira  Milatary police iyo Nabadsugida. Ciidamadan oo garaya hal guuto  ayaa waxaa horkicidoona  Taliyahay Guutada kowaad ee Ciidamada Xogga Somalia Gen. Cabdilahi  Cali Canood  waxaaana Ciidamadan  badankood ka soo jeedan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo. Ciidamadaan...
Qarax qasaaro gaystay ayaa  Maanta waxaa Ciidamada Dowlada iyo Amisom loogu gaystay Magaaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubabada Hoose. Ciidamada ayaa waxaa qaraxa lagula eegtay Xaafada Calanley oo kamid ah Xaafadaha Magaalada Kismaayo Xili ay howgalo halkaas ka wadeen. 2 ruux ayaa ku dhintay qaraxa labo kalana waa ay ku dhaawacmeen . Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Miinada Dhulka lagu aaso...
Katbaka kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa sheegay inuu ninka ay isku kooxda yihiin ee Cristiano Ronaldo ka door bidi lahaa weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Mess, hadii uu sameynaayo dooqiisa u dhexeeya labada ciyaaryahan. kooxda Jose Mourinho ayaa barbaro 2-2 ah la gashay Barca kulankii El Clasico wuxuuna tababaraha reer Portugal ku sifeeyey labada ciyaaryahan inay ka yimaadeen caalam kale,...
Arsenal ayaa qiratay inaysan Bank-geeda u jebin doonin si ay u ceshtaan Theo Walcott oo qandaraaskiisa kooxdu ka dhacaayo sanada soo aadan. 23 jirkaan reer England ayaa kooxda uga tegi kara si xor ah dhamaadka xilli ciyaareedka ka dib markii uu ka biyo diiday qandaraas cusub oo uu kooxda isbuucii uga qaadan lahaa 75 kun oo ginni. Wakiilka Walcott ayaan la...
Kaka ayaa daaha ka qaaday inuu ku farax sanyahay labadii kulan ee uu ku bilowday ciyaaraha Real Mardi wuxuuna sheegay inuu sidoo kale rajo ka qabo xulkiisa. Ciyaaryahankii sanadii 2007 ku guuleysatay abaal marinta Ballon d'Or ayaa lala xiriirinaayey inuu xagaaga ka tegegaayo Santiago Bernabeu, laakiin wuu ku adkeystay inuu kooxdiisa iska sii joogo. Seleccao ayaa looga yeeray laba sano ka...
Frank Lampard ayaa lagu baadi goobayaa inuu isbuucii qaato 250 kun oo ginni. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee xulka England ayaa waxaa u gacan haatinaaya kooxda uu u ciyaaro ciyaaryahankii ay isku kooxda ahaan Jireen Didier Drogba ee Shanghai Shenghua, sidoo kale iyadoo ay baadi goobeyso kooxda ka dhisan caasimada oo ay xafiiltamaan ee Beinjing Guoan. Waxayna labada koox diyaar u yihiin...
Ashley Cole ayaa ku yiri xiriirika kubada catga ingiriiska ee marka magacooda laasoo gaabsho loo yaqaan FA "bunch of t***s" mar uu isticmaalayey akoonkiisa Twitter, isagoo uga dan lahaa inuu muujiyo taageerada uu u hayo kabtanka Chelsea John Terry kasoo lagu heystay inuu hadalo cunsuri ah u adeegsaday Anton Ferdinand. Bernstein oo la hadlaayey BBC-da ayaa sheegay inuu ciyaaryahanku bixiyey...

Kiiska wiilka Xasan Sheekh iyo heshiiska Soomaaliya iyo Turkey maxaa ka dhaxeeya?

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxay galeen heshiis iskaashi dhanka iweydaarsiga dambiileyaasha, maxaabiista iyo eedeysanayaasha ah, heshiiskaan ayaa saameynaya kiis...