Real Madrid ayaa indhaha ku heysa goolhayaha kooxda Manchester United  David de Gea kaasoo ay u aragto bedelka waqtiga dheer ee goolhayahooda Iker Casillas. Tababaraha kooxda Real Jose Mourinho ayaa xiriir wanaagsan kala dhexeeyaa wakiilka David, Jorge Mendes waxaana la fahamsan yahay in De Gea uu mustaqbal fog ku leeyahay caasimada Spain. Casillas ayaa had iyo jeer De Gea ka heystay...
Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa diyaar u ah inuu Janaayo dalab u diro weeraryahanka kooxda Schalke Klaas-Jan Huntelaar. Macalinka Reds ayaa u dagaalamaya inuu 29 jirkaan heerka caalami ee dalka Holland kasoo dhaqaajiyo dalka Germany, isagoo ciyaaryahanku diiday inuu wadahadal uu qandaraaska ku kordhinaayo la galo kooxdiisa. Huntelaar ayaa si xor ay ula soo wareegi kartaa kooxdii uu Janaayo wadahadal...
Sida aan wada ogsoonahay dhamaanteen Baarlamaanka Soomaaliya ee hada joogo waa mid ku yimid qaab soo xulitaan odayaalo dhaqameed ay soo xuleen, balse soo xulitaankaas waxaa loo galay tartan aad u weyn kaasoo ugu dambeyntii ku dhamaatay in ninkii lacagta ugu badan bixiyaa uu helayo xubin nimada Baarlamaanka, qofkii aan si fiican ula soconin arintaas wuxuu ku fikirayaa toloow...
Mararka qaar waxaa iska dhaca waxyaabo cajiib ah oo aadan marnaba fileyn inay dhacayaan. waxaa ka mid ah dhacdo qabsatay Madaxweyne Obama, oo dhammaan albaabadii aqalka cad laga xirtay meel kuu galana waayay. Lama yaqaan sababta ay arrintan ku dhacday, ama inay ahayd in madaxweynaha xilli aan la fileyn uu kusoo laabtay aqalka cad. Video-ga hoos ka muuqda ayaa muujinaya Madaxweyne...
Kadib Maqaalo aan ka Qoray Hoowlgalka Jubooyinka oo Afcarabi iyo Soomaaliba lahaa ayaa waxa ay aad Dadku isu weydiinayeen Su'aal aad ii dhibtay oo ahayd mar hadii Ciidamada Ugandha ee Amisom iyo kuwa Itoobiya ey Dalka soo galeen maxaa looga hadalhayaa kuwa Kenya iyo Qabsashada Kismaayo? Ugu horeyn waxaan leenahay Amisom, Itooiya iyo Kenya intuba waa isma dhaanto iyo dhasheeda...
Roobab Mahiigan oo  lagu diirsaday balse dhimasho gaystay ayaa waxaa uu ka da’ay Gobolka Hiiraan. Wararka ayaa sheegaya in Roobkan uu ka da’ay galbeedka Magalada Beledweyne ee xarunta Gobolka gaar ahaa deegaanka Awayle. Sadax Ruux oo Caruur ay ku jireen ayaa ku dhintay Roobkan  ka curtay Beledweyne. Marka laga soo tago qasaaraha roobka waxaa jirta in dadka Xoola dhaqatada ee halkaas ku...
Kulan balaaran oo ay ka soo qeebgaleen dhamaanba jaaliyada beesha Shekhaal ee dalka koonfur afrika oo looga hadlayay xaaladaha Guud ee dalka soomaliya gar ahaana arimaha Gobolada jubooyinka iyo maamul u sameeyntooda ayaa waxaa u ka dhacay magaalada johannesburge. Kulanka ayaa intii u socday waxaa diiradda lagu saaray sidii maamul dhaxal gal u ah loogu heli lahaa Gobolada jubooyinka. Marka...
Halkan ka daawo Sawirada Kulanka Ra'iisul Wasaare Shirdoon uu la qaatay Haweenka Soomaaliyeed talooyinka uu uga dhagaysanayay.
Dowladda Finland ayaa lagu warramay inay baaritaan hoose ku billaabi doonto qaar ka mid ah Soomaalida dalkaasi, oo loo heysto arrimo la xiriira maqnaanshaha caruurtooda. Waxaa dhowaan soo shaac baxay warbixino sheegaya in qaar ka mid caruurta Soomaaliyeed ee degan ama heysta dhalashada Finish-ka, loo diro dalka Somalia si halkaasi ay ugu noolaadaan, ayaga oo aan raali ka ahayn. Safaarada Finland...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta waxaa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Qaarkamid ah haweenka Soomaaliyeed. Kulanka ayaa waxaa uu ahaa Mid wadatashi ah oo Haweenka Soomaaliyeed Ra’isul Wasaare Shirdoon ay ugu jeedinayeen Talooyin ku aadan Xukuumada uu soo dhisi doono iyo Sida laga rabo inay noqoto. Kulanka ka dib  ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Cabdi Goobdoon oo ah...
Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain Carlo Ancelotti ayaa diiday wararka soo jeedinaya in kooxdiisu ay isku diyaarineyso inay bisha Janaayo dalab u dirto ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Bayern Munich Franck Ribery. Sida laga soo xigtay warbaahinta Jarmalka, les Parisiens ayaa xiiseyneysay inay soo qaadato Ribery, laakiin tababaraha reer Talyaani waa uu beeniyey arinkaas. “Xaqiiq ma ahan in Ribery uu imaan karo PSG,”...
Franco Baldini ayaa gaashaanka u daruuray wararka soo jeedinaya in AS Rome ay iibin doonto xidigeeda Daniele De Rossi, wuxuuna ku sheegay ciyaaryahanka mid fure u ah mustaqbalka kooxda. Wararka xanta ah ayaa 29 jirkaan la xiriirinaayey inuu u dhaqaaqayo Manchester City, laakiin agaasimaha kooxda ka dhisan caasimada Talyaaniga ayaa kasoo horjeestay. “De Rossi wuxuu noo ciyaari doonaa mustaqbalka, mana iibin...
Shalay waxaan qornay xog ku saabsaneyd in kooxda damjadiid ee awooda ballaaran ku leh howl socodiisnta dowladda cusub ee uu madaxweynaha ka yahay, Xasan Sheikh Maxamuud Calasoow, ay xaabsadeen wasiiradii ugu muhiimsana Dowladda. Haddaba waxaan maanta mar kale helnay liis kasii faah faahsan kii shalay oo xog ka badan tii shalay ayaa ina soo gaartay. Haddaba waxaan idin soo gudibineynaa liiska...
Dadka adduunyo u saaxiibka ah inta badan waxa ay raadiyaan magac iyo maal, labadaasi arrimoodna sida lagu helaa waxay ahaan jireen si adag, balse sanadahan dambe way iska fududaadeen. Haddii aad dooneyso inaad magac yeelato sida aad ku yeelataa waa wax iska sahlan, kaliya waa inaad la xiriirtaa warbaahinta oo aad hadafkaada sax iyo qalad wuxuu ahaadaba ku gudbisaa ama...
Ma ciidanka dawladbaa mise waa cadawga dawlada? Marka dhagahaagu kusoo dhacaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, waxaad dareemaysaa farxad, waxaad dareemaysaa kalsooni, waxaad dareemaysaa neecow gobanimo, Waxaad dareemaysaa awood aad ku kalsoonaan karto oo kaa difaaci kara cadawga umada Soomaaliyeed, rag fara badan oo sharaf badan bulshada ku dhex lahaa kana tirsanaa ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya,ayaa u naf waayay difaaca...
Xaalada Wariye ka howlgala Mid kamid ah Idaacadaha Muqdisho oo xalay kooxo hubaysan ay dili rabeen ayaa saakay taafaasiil ay ka soo baxaysaa sida xaalkiisu yahay. Wariyahan oo lagu magacaabo Maxamad Maxamuud Tuuryare oo ka howlgala Idaacada Shabelle ayaa waxaa la dhaawacay Xili uu ka soo baxayay Masjid ku yaala Xaafada Xaawo Taako ee degmada Wadajir. Kooxo hubaysan ayaa waxaa ay...
Beelaha Cali Saleebaan ee Majeerteen ayaa ka soo hor jeestay xukun kororsi ay sheegeen inuu isku dayayo madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole. Shir ay isugu yimaadeen waxgaradka, Aqoonyahano,Siyaasiyiin, Nabadoon iyo ganacsato waxay  si weyn ugu dhaliileen maamulka Faroole in uu Puntlnad u horseeday fashil siyaasadeed, mid dhaqaale  iyo  adeeg bulsho intaba waxayna si weyna uga soo horjeesteen wakhti kororsiga halka sano...
Ciyaaryahankii hore ee qadka dhexe uga ciyaari jiray kooxda Manchester United Nicky Butt ayaa loo saadaalinayaa xilalka tababarenimo, wuxuuna ujeedkiisu yahay macquul ahaanshiyaha macalimiinta mustaqbalka. 37 jirkaan ayaa waayo caan ku ahaa maaliyada United, wuxuuna 1992 ka mid ahaa halbowlayaashii kooxda dhaqaajin jiray sida Gary Neville, Paul Scholes iyo David Beckham, 387 kulan ayuuna u saftay inta uusan 2004tii u...
Luca Toni ayaa daaha ka qaaday inuu Pep Guardiola doonayo inuu mustaqbalka leyliyo Bayern Munich, wuxuuna ninka reer Talyaani ugu baaqay tababarihii hore ee Barcelona inuusan ka daahin kooxah ka dhisan Germany. Weeraryahanka kooxda Fiorentina ayaa wax badan lasoo ciyaaray tababarihii hore ee Blaugrana waxayna labadoodu soo wada jirteen maaliyada Brescia, Guardiola oo dhamaadkii xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay ka tegay...
Klaas-Jan Huntelaar ayaa noqon doona weeraryahan lala xiriiriyo Emirates Stadium wuxuuna holac kusii shiday xiisihiisa ku aadan inuu mar uun ka ciyaaro Barclays Premier League. Arsenal ayaa wajihi doonta Schalke 04 kulan ka tirsan Champions League waxayna kooxda ka dhisan England qiimeyn doontaa xaalada 29 jirkaan u dhashay dalka Holland. Wuxuu xor u noqon doonaa dhamaadka xilli ciyaareedka inuu ku biiro...

Somaliland oo shaacisay in Itoobiya aysan u ogolaan doonin dhismaha dekad cusub

Hargeysa (Caasimada Online) - Somaliland ayaa sheegtay inay fileyso in dhowaan la soo geba-gebeeyo saxiixa heshiiska ay la galeyso Itoobiya, kaasi oo is-afgaradkiisa lagu...