Tababaraha kooxda Arsenal  Arsene Wenger ayaa rumeysan inay tahay in qandaraas cusub uu kooxda ka mudan yahay Theo Walcott ka dib markii uu si howl karnimo ah isku muujiyey inkastoo uuu qandaraaskiisa muran ka taagan yahay. Kooxda ayaa dib u dhis lagu sameeyey ka dib markii uu ka tegay Robin van Persie, iyadoo la keenay Lukas Podolski, Olivier Giroud  iyo...
Muftiga weyn ee Soomalaiyeed Sheekh Maxamed Axmed Nuur “Gadhyare” ayaa ka sheekeeyay taariikhda ururrada Islaamiga ah ee dalka Somalia. Sheekha ayaa wareysi arrintaas ku saabsan siiyay idaacadda VOA-da ee dalka Mareykanka, qeybteeda Af-Soomaaliga. Qaybaha hore ee waraysiga waxa uu kaga hadlay aasaaskii xarakooyinka islaamiga ah sida Al-Nahda iyo Al-Islax iyo weliba kobaca Salafiyada. Qaybaha dambena waxa uu ka hadlayaa waxyaabaha ugu waaweyn...
Kooxda Old Trafford ayaa isha ku heysa xaalda weeraryahanka Porto kaasoo ay u aragto bedelka xidiga kooxda kasii socda ee Luis Nani. Man United ayaa diyaar u ah inay dalab 20 milyan oo euro ah una dhiganta (16 milyan oo ginni) u dirto da’yarka kooxda FC Porto James Rodriguez kaasoo uu Sir Alex Ferguson u arko bedelka Nani. 21 jirkaan reer...
Manchester United ayaa kula biirtay kooxaha wakiilada indha-indheeyeyaasha ah u dirtay ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Crystal Palace Wilfried Zaha. Tottenham ayaa la rumeysan yahay inay xidigaan wakiilo daawada u dirtay laakiin Arsenal, Manchester City iyo Liverpool ayaa sidoo kale indha-indheynaayey ciyaaryahanka. Madaxa sare ee ilaalada Arsenal Steve Rowley ayaa 19 jirkaan daawaday kulankii isbuucii lasoo dhaafay ay kooxdiisu la ciyartay Leicester. Bishii...
Kooxda qaniga ah ee reer France Paris St Germain ayaa qorsheyneysa inay dalab u dirto weeraryahanka Real Madrid iyo tababarahooda: Cristiano Ronaldo iyo Jose Mourinho. Wararka ayaa soo jeedinaayey in xidigii hore ee Manchester United uu ka hayaami karo caasimada Spain ka dib markii uu waayadii dhowaa ku murgoonaayey sababo ay u badan tahay qandaraaskiisu. Wararka Qandaraaska la xariira ayaa lasoo...
Kooxda kusoo tumatay Manchester United ee Chelsea ayaa wareega sideed dhamaadka booqan doonta Elland Road oo ay ku ciyaarto Leeds  isku aadka koobka Capital One Cup. Arsenal oo ciyaar la isku xiiqay ka dib 7-5 kusoo dubatay Reading waxay marti u ahaan doontaa kooxda Bradford ee ciyaarta Championship-ka. Swansea oo ka taqalustay Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta kooxda Middlesbrough, halka Norwich...
Iyadoo dhawaan ay ahayd markii dalka Koonfur Africa lagu kufsaday ka dibna la daldalay Gabar Soomaaliyeed oo uur Sagaal Bilood lahayd Taasi oo lagu magacaabi jiray Nasro Maxamed Qamaan ayaa arinteeda waxaa markii ugu horeysay loo qabtay mid ka mid ah Dilaaga halka Kuwa kale lagu Raad joogo. Hadaba Wariye Maxamed Muse Nuur Deeqdarajo oo ah wariyaha Koowaad ee dalka...
Wariyaal ka howlgalayay Telifishinada Soomaalida ayaa maanta waxaa lagu xiray magaalada Beladweyne ee Xarunta gobolka hiiraan. Ciidamada dowlada Soomaliya ayaa xiray wariyaashan oo lagu haysto inay Warbixin qalad lagu tilmaamay oo ay ka diyaariyeen Taliyihii lagu dilay Shalay Belaweyne. Wariyaasha la xiray ayaa waxaa lagu kala magacabaa,Cabdirisaaq Al cadaala oo u shaqeeya TV Royal,Wariye Ibraahim Baashaal oo ka howlgala Horn Cable,Ciise...
Dad ayaa loo qabtay dilka Taliyihii Ciidamada Booliska ee magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka hiiraan oo maalintii shalay la dilay. Dilkan ayaa waxaa lagu tuhmayaa inay kadambeeyeen Ciidamo dowlada Soomaaliya ka tirsan oo Hiiraan jooga. Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Amaanka ee Gobolka hiiraan Axmad Cabdala Inji oo warbaahinta Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in dad badan oo kuluglahaa dilka taliyaha la qabtay...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ayaa sheegay in maamul u dhisidda magaalada Kismaayo ay tahay shaqo u taal dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka, balse aanay ahayn hawl u taal IGAD ama AMISOM. Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo u warramayay BBC ayaa sheegay in AMISOM ay gacan siiyeen dowladda Soomaaliyeed taasina ay ka mahadcelinayaan, laakiinse waxa uu meesha...
RADDIN SHUBBAHA (Qoraal ka yimid Murtad Soomaaliyeed) Aqristayaasha qiimaha badanoow!! waxaan arkay arrin aad iiga fajacisay, anigoo kujira sanduuqa warqadaha ee emailkayga, ayaan eegey sanduuqa qashinka, misna waxaan ugu tegey warqad iga yaabisay. Warqaddaasi waxay ka timid nin magaciisa kusheegey Hassan Colhaye, markaan arkay waxa kuqoran iyo isla weynida ka muuqata iyo siduu isu leeyahay cid kuu jawaabi kartaa majirta...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali gaas  hadana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamanka soomaaliya ayaa maanta waxaa u yeeray saraakiil ku sugan Boosaaso isagoo  hanjaabdna kala kulmay. Gaas ayaa waxaa mudooyinkan uu socdaal ku soo kala bixinayay deegaano  badan isagoo kula shirayay odayaal Boosaaso dhexdeeda. Xildhibaanka iyo Wafdigiisa ayaa gaaray halka looga yeeray oo ah Xarunta maamulka gobolka...
Waxaad mooddaa in dad badan ay haddiiba ku dhalatay ,toloow dowladda cusubi hankii loo qabay miyay ka hoos dhacday ? Madaxwaynuhu miyaanu go´aan gaari karin ,mise kuwii madaxwayneyaashii gacmaha iyo lugahaba qaban jiray baa isna haddiiba jilaafo u dhigay ?. Inuu Ra´iisal wasaare magacaabo waxay ku qaadatay qiyaastii bil. Inuu Ra´iisal wasaaraha Barlamaanka horkeenana waa lagu khasbay . Kolkay labo noqdeen...
Saacadaha Soo sacda ayaa lagu wadaa in Ra’Iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku dhawaaqo Golahiisa Wasiirada cusub ee Soomaaliya. Wararka aan ka helayno Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Ra’iisul Wasaare Saacid uu hada aad ugu mashquulsan yahay in oordhaw oo galabta ah uu ku dhawaaqo Golahiisa Wasiirada. Muddooyinkii dambe ayaa waxaa muran uu ka taagnaa tirade wasiirada Golaha...
Warar hada soo dhacaya ayaa sheegaya in magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka hiiraan lagu dilay Taliyihii Ciidamada dowlada soomaaliya ee gobollka hiiraan. Taliyaha ayaa waxaa la tilmaamayaa inuu toogtay askari ka tirsan ciidamada dowlada soomaaliya,waxaana ninkan wax dilay uu ka qayb  yahay askar horay gadood ugu samaysay Beladwayne. Dilkaan ayaa waxaa uu yimid markii taliyaha uu tagay buundo Liiq liiqato oo...
Shirkadda saliida iyo gaaska Turkiga ee Genel Energy Plc, ayaa howl shidaal sahmin ah ka billaabi doonto waqooyi bari Somalia, sanadka soo socda. Waxaa sidoo kale xigi doona in shidaal qodis la billaabi doono, rubaca labaad ee sanadda 2014, haddii lagu guuleysto sahminta 2013, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan shirkadda. Shirkaddaas oo ka diiwaan gashan suuqa saamiyada London, ayaa waxa...
Gobolada dalka Soomaaliya waxaa hada ka curtay roobabka Xiliga xagaaga kaas oo ay dadka ku diirsadeen. Roobabkan ayaa waxaa ay yimaadeen iyadoo xili kulaylo lagu jiray,beeraha iyo Xoolahana iyo Bani’aadamkuba ay u baahnayeen. Iyadoo faa’idadaas oo dhan lagu qabo ayaa waxaa jira mararka qaar in dad roobka sabab looga dhigo inay ku dhintaan,Sida hada ka dhacday Gobolka Galgaduud oo dad Xoola...
Sida aan xog ku helnay beesha Xawaadle ayaa heli doonta mid ka mid ah labaada wasiir ee Beelaha Hawiye kasoo gaari doona xukuumadda cusub. Hase yeeshee waxaa la sheegay in is qabsi qabsi xogaan oo uu ku lug lee yahay Madaxweyne Xasan Sheikh uu ka taagan yahay qofka loo magacaabayo jagadaas. Beesha Xawaadle ayaa madaxweynaha usoo gudbisay nin aqoonyahan ah oo...
Bilowgii xumaa ee AC Milan ay xilli ciyaareedkaan ku bilaabatay Serie A, ayaa noqon kara mid lumiya shaqada uu kooxda ka haayo Massimiliano Allegri, wuxuu milkiilahooda Silvio Berlusconi uu diyaar u yahay inuu helo liiska macalimiinta bedeli laheyd 45 jirkaan, sida ay ogaatay shabakda Goal.com. Ka dib markii ciyaaryahano magac leh sida Zlatan Ibrahimovic ay xagaaga ka dhaqaaqeen San Siro,...
Yaa yiri ISBADAL baa dhacay? Yaa yiri marxalad cusub baa la galay? Yaa yiri murankii waa laga gudbay? Yaa yiri Profyadan ayaa wax tari kara? Yaa yiri khilaafkii baa dhammaaday? Yaa yiri is qabqabsigii baa idlaaday? Yaa yiri is maandhaafkii baa haray? Yaa yiri waxaa la galay xilligii dib u dhiska dalka iyo dib u deginta dadka? Yaa yiri...

Saddexda arrin ee xalka uga baahan Swan ee ay ku jirto xiisadda DF iyo Puntland

Muqdisho (Caasimada Online) – Danjire James Swan ayaa shalay kusoo laabtay Soomaaliya, si uu markale u hoggaamiyo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Ninkan Ameerikaanka ah...