Qarax qasaaro gaystay ayaa  Maanta waxaa Ciidamada Dowlada iyo Amisom loogu gaystay Magaaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubabada Hoose. Ciidamada ayaa waxaa qaraxa lagula eegtay Xaafada Calanley oo kamid ah Xaafadaha Magaalada Kismaayo Xili ay howgalo halkaas ka wadeen. 2 ruux ayaa ku dhintay qaraxa labo kalana waa ay ku dhaawacmeen . Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Miinada Dhulka lagu aaso...
Katbaka kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa sheegay inuu ninka ay isku kooxda yihiin ee Cristiano Ronaldo ka door bidi lahaa weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Mess, hadii uu sameynaayo dooqiisa u dhexeeya labada ciyaaryahan. kooxda Jose Mourinho ayaa barbaro 2-2 ah la gashay Barca kulankii El Clasico wuxuuna tababaraha reer Portugal ku sifeeyey labada ciyaaryahan inay ka yimaadeen caalam kale,...
Arsenal ayaa qiratay inaysan Bank-geeda u jebin doonin si ay u ceshtaan Theo Walcott oo qandaraaskiisa kooxdu ka dhacaayo sanada soo aadan. 23 jirkaan reer England ayaa kooxda uga tegi kara si xor ah dhamaadka xilli ciyaareedka ka dib markii uu ka biyo diiday qandaraas cusub oo uu kooxda isbuucii uga qaadan lahaa 75 kun oo ginni. Wakiilka Walcott ayaan la...
Kaka ayaa daaha ka qaaday inuu ku farax sanyahay labadii kulan ee uu ku bilowday ciyaaraha Real Mardi wuxuuna sheegay inuu sidoo kale rajo ka qabo xulkiisa. Ciyaaryahankii sanadii 2007 ku guuleysatay abaal marinta Ballon d'Or ayaa lala xiriirinaayey inuu xagaaga ka tegegaayo Santiago Bernabeu, laakiin wuu ku adkeystay inuu kooxdiisa iska sii joogo. Seleccao ayaa looga yeeray laba sano ka...
Frank Lampard ayaa lagu baadi goobayaa inuu isbuucii qaato 250 kun oo ginni. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee xulka England ayaa waxaa u gacan haatinaaya kooxda uu u ciyaaro ciyaaryahankii ay isku kooxda ahaan Jireen Didier Drogba ee Shanghai Shenghua, sidoo kale iyadoo ay baadi goobeyso kooxda ka dhisan caasimada oo ay xafiiltamaan ee Beinjing Guoan. Waxayna labada koox diyaar u yihiin...
Ashley Cole ayaa ku yiri xiriirika kubada catga ingiriiska ee marka magacooda laasoo gaabsho loo yaqaan FA "bunch of t***s" mar uu isticmaalayey akoonkiisa Twitter, isagoo uga dan lahaa inuu muujiyo taageerada uu u hayo kabtanka Chelsea John Terry kasoo lagu heystay inuu hadalo cunsuri ah u adeegsaday Anton Ferdinand. Bernstein oo la hadlaayey BBC-da ayaa sheegay inuu ciyaaryahanku bixiyey...
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Juventus Arturo Vidal ayaa cadeeyey inuu ku faraxsan yahay joogistiisa Italy, isagoona sheegay inuu ku farxi lahaa inuu inta mustaqbalkiisa ka dhiman joogo Serie A. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Chile ayaa suuqa xanta ah lagula xiriirinaayey inuu ku biirayo midkood kooxaha Manchester United iyo Real Madrid, laakiin wuxuu ka dhaqwaajiyey inuu waqtigaan ciyaarayo kubadii...
Waxaa magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda gaaray madaxweynaha Somalia Xasan Shekh Maxamuud oo marti qaad ka hellay sida uu sheegay Dhigiisa dalka Uganda Yuweri Musevani waxana uu ka qeyb galayaa munaasabad sanad guurada 50-aad ee kasoo wareegay markii xurnimada dalka Uganda ay ka qaateen dalka ingiriiska. Madaxweynaha Somalia safarka uu ku aaday Kampala kaliya ma ahan inuu ka qeyb...
Hay'adda sirdoonka dalka Denmark PET, ayaa shaaca ka qaaday inay si toos ah ugu lug lahayd dilkii hogaamiyaha Al-Qacidada Yemen Anwar Al-Awlaki, oo lagu dilay weerar diyaaradaha aan cidi duulin ee Mareykanka ay ka fuliyeen dalka Yemen, bishii september ee 2011. Morten Storm oo ah 36 jir ka tirsan PET oo la shaqeeyay CIA-da Mareykanka, ayaa u sheegay wargeyska Jyllands-Posten,...
Ma naqaan ujeedka ay ka damacsan tahay, hase yeeshee hay'adda xalinta shaqaaqooyinka Caalamiga ee International Crisis Group, ICG, ayaa ka digtay waxa ay ugu yeeraty fara gelinta Turkiga ee Somalia. Warbixin ay soo saartey hay'addu oo ay ku qiimeyneysey doorka Turkiga ee Somaliya ayey ku sheegtey in dadka Soomaaliyeed ay rajo ka badan waxa ay dowladda Turkiga u qaban karto...
Adduunka waxaa kasoo baxa jaraa'ido fara badan oo gudbiya akhbaaro kala duwan. Haddaba joornaaladaas ayaa ah kuwa kala sareeya kalana aqris badan, marka la eego tirada akhristayaasha ah oo ay helaan maalin kasta. Haddaba si aad ula socoto jaraa'idada ugu aqriska badan caalamka waxaan halkan kugu soo gudbineynaa labada boqo ee jaraa'id ee ugu aqriska badan uguna caansan caalamka...
Kooxo hubaysan ayaa Nabadoon caan ah waxaa ay ku dileen Xerada Ifo ee gobolka Waqooyi bari ee Dalka Kenya. Marxuumka ayaa u dhintay dhowr Risaas oo lagu cel celiyay,waxaana ay kooxaha hubaysan ay ku dileen Nabadoonka Bartamaha Xerada Ifo oo ay ku noolyihiim dadka barakacayaasha. Kooxaha ayaa dilka kadib goobta ka baxsaday iyadoo Ciidamada Amaanka magaalada oo goobta soo gaaray ay...
Booska bannaan ee uu abuuray kacaanka waddamada Carabta gudihiisa, kooxo Islaamiyiin ah oo xagjir ah ayaa samaynaya tiro kooxo cusub si ay ujeedooyinkooda u riixaan. Garabka hore ee Salafiyiinta awoodda leh ee Tuniisiya, Libya iyo Yemen ayaa ku midaysan tabeelaha "Ansaar al-Shareeca". Markii hore, falaanqeeyeyaal badan ayaa rumaysnaa in kooxahan cusub ay ahaayeen isku-day ay Salafiyiinta hadda kula qabsanayeen xaaladda...
Halkaan ka Daawo Sawirada Madaxweynaha Oo Kulan Laqaatay Ururka Iskaashiga Islaamka. Kulankaan ka dib Madaxwaynaha ayaa u duulay Dalka Uganda, oo uu kaga qeyb galayo xuska sanad guurada xoriyadda dalkaas.  
Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa goordhow Safarkiisuu ugu horeeyay waxaa uu ku aaday Dalka Dibadiisa. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Waxaa ay ka amba baxeen Garoonka Aadan Cadde waxaana ay u duulen Dalka Uganda. Ujeedada Socdaalka uu ugu dhoofay dalka Uganda ayaanan wali cadayn laakiin waxaa uu kulan la qaadan doonaa dhigiisa dalkaas iyagoo ka wada hadli doono Arimaha...
Wafdi kasocday Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa maanta waxaa ay soo gaareen Magaalada Muqdisho waxaana garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Madaxda dowlada. Madaxdii Wafdiga Ururka Iskaashiga Islaamka horboodayay waxaa kamid ahaa Xoghayaha Ururkaas Ikmaaludiin Ixsaan Oglo waxaana ay kula kulmeen Xarunta madaxtooyad Vila soomaaliya Xasan Sheekh Madaxwaynaha Soomaaliya. Waxaa lagu Micneeyay imaansha wafdigaan iyo kulanka inuu ahaa sidii loo muujin lahaa ...
Waxey aheyd sanado xanuun badan markii ciideyda si qasab ah lagu cabsiiyay dhiig bini’aadam, ma aanan dareemi jirin qoyaanka biyaha, ma aanan dareemi jirin qabowha hawada, ma aanan carfi jirin uduga neecaawda, geedaheygu waa ey qalaleen, guryaheygu waa ey dumeen, habeenkeygu wuxuu ahaa maalin, maalinteyduna habeen, waxaan had iyo jeer is weydiin jiray maxaa sidaan kuu qoray, maxaa nasiibkaaga...
Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa xooga saari kara inuu gegeda Vicente Calderon kasoo kaxeysto Falcao, kaasoo  qeyb ka ahaa guushii ay axadii Atletico Madrid ka gaartay kooxda Malaga, laakiin gudoomiyaha kooxda ka dhisan caasimada Spain ayaan ka welwel qabin qiimaha uu kaga dhaqaaqi karo xidigoodu. Weeraryahanka, ayaa lala xiriirinayaa inuu bisha Janaayo u dhaqaaqi karo kooxda heysata horyaalka...
Daafaca kooxda Barcelona Dani Alves ayaa sedax isbuuc garoomada uga maqnaan doona dhaawac soo gaaray sida lagu xaqiijiyey website-ka kooxdiisa Barca. Daafaca dadabka midig ayaa ku dhaawacmay intii ay socotay ciyaartii barbaraha 2-2 ah ku idlaatay, oo ay kooxdiisu Comp Nou kula ciyaartay Real Madrid, waxaana laga yaabaa inuusan nasiib u yeelan kulamada Deportivo La Coruna iyo Rayo Vallecano. Ninka reer...
Qaxooti Soomaaliyeed ayaa dhibaato xoogan ku wajahaya magaalada Ameterdam ee dalka Holland. Qaxootigaasi ayaa waxaa sharci u diiday dowladda Netherlands, mana heystaan hoy iyo meel ay seexdaan oo rasmi ah. Waxa ay taasi ku qasabtay inay meelo banaan ah iska seexdan si ay ugu noolaadaan. Waxaa sidoo kale jira isku dayo la doonayo in dalkooda dib loogu celiyo. Halkan ka...

Arrinta keliya ee looga baaqsan karo in Muqdisho ku laabato xaalkii xumaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii tegay dib ugu soo laabtay toogashooyinka ay geysanayaan kooxaha argagixisada. Kadibna waxaa sahal noqotay inay baxsadaan...