Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo Amisom ayaa saakay mar kale u dhaqaaqay degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe. Guutadii koowaad ee Ciidamada saakay dhanka Jowhar qabtay ayaa waxaa ay ka talabeen deegaanka  Qalimow iyagoo ku soo dhow dhow deegaanada Boorow iyo Garsaale ee duleedka degmada Jowhar. Ciidamada ayaa qaabka lugta ku baxay saakay maadama roobaab ay biyo dhigeen waddooyinka laga galo...
Dagaaladii  sokeeye ee Dalka Soomaaliye ka curtay  Bilowgii Sagaashamaadkii, waxa ay sababeen in ay bur buraan inta Badan Adeegyadii Bulshada u baahneed iyo Kabaayashii  Dhaqaalaha, Amniga, Caafimaadka, Fanka iyo Adeegyadii Bulshada iyo wixii la Halmaalaba. Balse Ciyaaraha gaar ahaan K/Cagta ayaad moodaa in ay wax xoogaa Muuqatay oo ay sameesay Dadaal badan, Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo Kaashanaya Kan Olympikada ee...
Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladiisa ay dadka Soomaliyeed ay ku dhaqi doonto Shareecada Islaamka. Xasan Sheekh oo ka hadlayay Masjid ku yaala Xarunta Madaxtooyada Vila Soomaaliya ayaa sheegay in waxa ugu horeeya ee uu qaban doona ay tahay inuu ka dadaalo in wax walbo uu aas aas ugu dhigo Sharaceeda uuna ka hortagi doona waxii...
Amniga madaxtooyada ayaa waxa uu ahaa mid aad u adag isla markaasna lahayd dhowr jagboynti oo dadka lagu baari jiray xiligii uu dalka madaxweynaha KMG ahaa Shiikh Shariif. Waxaa jiray dhowr meel oo dadka lagu baaro aad ayayna u adkeyd in si sahlan uu qofka ku galo aqalka madaxtooyada, amniga madaxtooyada waxaa uxilsaarnaa ciidamo isugu jiray Soomaali qaasatan kuwa loo...
Ma dhinte waa Ilaah, qof kastana waqti ayaa dunida la keenaa, waana laga wadaa xilli aanay cidi-ogayn Rabbi mooyee. Doonista Alle ayay wax kasta ku dhacaan. Bini’aadamka waxba ma samayn karo amarka Alle la’aantiis, cidi ma dili karo, cidi ma noolayn karo, tiisana waxba uma galo, haddii aanu Rabbi ugu talagalin. Cabdisataar Daahir Sabriye wuxuu ka mid ahaa wariyeyaal saaxiibadeen ah...
Dowladda Somalia, wax qorshe ah kama lahan inay sharci darreyso heshiisyada shidaal sahmin ee dhowaanahan maamulo ka mid ah dalka ay saxiixeen, ayada oo ka doorbideysa kuwii la saxiixay wixii ka hreeyay 1991-kii, sarkaal sare ayaa maanta sidaas sheegay. Waxaa dhowaanahan jiray walaacy ay qabaan maal geliyayaasha oo ku saabsanaa in heshiisyda Puntland iyo Somaliland ay la galeen shirkado shisheeye...
Waxaa ay ahayd arin aad looga maqlay magaaladda Lagos ee dalka Nigeria kadib markii Hooyo Kiristan ah ay dhashay wiil gacanta ku haya Kitaabka Qur’aanka Kariimka, Qowlka eebe. Qisadan waxaa ay ka dhacday Jidka 1, Sonde Street, Ijeshatedo, ee magaaladda Lagos waxaana dhashay canug kitaabka qur’aanka kariimka gacanta ku haya. Hooyadiis waxaa lagu magacaabaa Mrs. Kikelomo Ilori waana 32 sano jir...
Sullivan Ballou Wuxuu ahaa major, looyar iyo siyaasi Mareykan ah. Waxaa lagu xasuustaa warqaddan uu u qoray xaaskiisa Sarah Hunti Shumway xili ay nolashiisa ka harsantahay hal usbuuc oo qura. warqadan wax ay ka mid noqotay warqadaha ugu saameenta badan marka laga hadlayo umuuraha jaceylka. July the 14th, 1861 Washington D.C. Sarahdayda aadka Qaaliga iigu aheey: Waxaa ii muuqaneysa in aynu maalmaha soo...
Qeybti 2-aad Qeybti 1-aad halkan ka aqriso. Javier waxaa uu usoo cararay hooyadii iyo aabihihii oo meel aan sidaas uga fogeen ku cabaayo sigaar , waxaa uu sheegay qisadii uu soo arkay aabihii iyo hooyadiiba waxay usoo dhaqaaqeen dhankii miiska yaalay oo ay joogeen wiilkii miskiinka ahaa iyo hooyadii........... WILLIEM iyo ELSA waxay u soo dhawaadeen wiilkii miskiinka iyo hooyadiisa oo dultaagnaayeen...
Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somalia, ayaa maanta salaadii jumcaha kadib ka jeediyay magaalada Muqdsho khudbad uu waxyaabo badan kaga hadlay dhinacyo badanna taabaneysaa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku booriyey shacbiga Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiinta Dowladda ku dhaqanka cadaalladda si loo helo isla xisaabtan dhab ah. Dhag sii halkan si aad u dhageysato khudbadda Madaxweynaha.
Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa maanka ku haaya in Cristiano Ronaldo uu u qalmo abaal marinta Ballon d'Or wuxuuna jaho kale u bixiyey heer weeraryahanka Barcelona Lionel Messi. Mourinho ayaa ka dib kulankii El Clasico wuxuu sheegay in labada ciyaaryahan ay ka yimaadeen caalam kale,  balse hada hadalkiisii labaad ayuu si aad ah ugu amaanay ninka ay isku...
Xidiga garabka ka ciyaara ee kooxda Chelsea Juan Mata ayaa la dhacsan bandhigiisa Barclays Premier League tan iyo markii uu Blues uga soo biiray kooxda Valencia xagagii lasoo dhaafay. 24 jirkaan ayaa sanadkii ugu horeeyey kooxdiisa kula guuleystay FA Cup iyo Uefa Champions League, isagoona doorar muhim ah ka ciyaaray tartamadaas. Mata, aya sidoo kale bandhig fiican muujiyey intii uu ka...
Dagaal u dhaxeeyay Kooxaha Burcad badeeda ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Sadax ka tirsan kooxaha dagaalay ee Burcad badeeda ayaa ku dhintay Iska hor Imaadka Maanta waxaana ku dhawaacmay Tiro intaa ka badan. Sida dadka Degmada Hobyo jooga ay ku soo waramayaan Dgaaalka kooxaha burcad badeeda ayaa waxaa uu ka dambeeyay  ka dib Markii ay...
Ciidamada booliska Somaliland ee ku sugan magalada Laascaanood ayaa saaka xabsiga dhigay weriyihii telefishinka caalamiga ah ee Universal uga soo warami jiray magalada Laascaanood Axmed Saakin Faarax. Weriyaha ayaa waxaa qabtay ciidamo booliis ah isagoo ku guda jira hawl-maalmeedkiisa shaqo ilaa iyo hadda ma cadda sababta dhabta ah ee ka dambaysay xadhiga wariyaha,waxaase ilo ku dhow dhow booliska ay sheegen...
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Mesut Ozil ayaa ka dhawaajiyey inuu xiriir wanaagsan kala dhexeeyo tababarihiisa Jose Mourinho, iyadoo ay wayadaan soo badanayeen warar ku saabsan khilaaf kala dhexeeya ninka reer Portugal. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Germany ayaa halgan u galay booskiisa xilli ciyaareedkaan cusub ee 2012-13, iyadoo lala xiriirinaayey khilaaf adag oo kala dhexeeya Mourinho ka...
Manchester United ayaa isku diyaarineysa inay Tom Cleverley usoo bandhigto heshiis cusub oo loogu laba jibaari doono mushaarka uu ka qaato Old Trafford ka dib markii uu ciyaaro fiican soo bandhigay 12-kii bilood ee lasoo dhaafay, sida uu qoray wargeyska The Mirror. Ka dib markii uu waayo usoo joogay amaah, Cleverley ayey qabteen indhuhu isagoo ka mid ah kooxda koowaad...
Weeraryahanka kooxda Real Madrid Gonzalo Higuain ayaa u arka fursad gaar ah inuu xulkiisa Argentina waqti dheer kula ciyaaro xidiga Barcelona Lionel Messi. Higuain ayaa amaanay ninka ay isku dalka kaso jeedaan, wuxuuna maanka ku hayaa in daafacyadu aysan tabar u laheyn inay celiyaan Messi marka ay kubadu ku jirto lugtiisa. “Waxaan ahay weeraryahan waxaana heystaa fursad aan kula ciyaaro Messi....
Wayne Rooney ayaa hugaamin doona xulkiisa England kulanka ay Wembley Stadium caawa ku wajahayaan xulka San Marino wuxuuna sheegay inuu  lasoo bixi doono hab dhaqankiisa ugu fiican. Weeraryahanka kooxda Manchester United ayaa kabtan u ah Three Lions — inkastoo laba mar casaan la siiyey isagoo u ciyaaraya xulkiisa hadana wuxuu ku dhawaaqay inuusan mar kale ku laaban doonin wadadaas calaamadaha...
Waaya aragii xulka Holland Ronaldo De Boer ayaa qaba in imaanshiyaha Roben van Persie ee Manchester United ay xidiga isku wadanka yihiin inay ka caawineyso inuu noqdo laacibka ugu wanaagsan caalamka. De Boer ayaan aaminsan in RVP uu ku saxnaa inuu kasoo hayaamo kooxdii uu kabtanka u ahaa ee Arsenal. “Tani waa mid sax ah waqtigaan, Van Persie wuxuu soo  afjaray...
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid  Sami Khedira ayaa aqbalay in kooxdiisu aysan si fudud kusoo qaban Karin kooxda horyaalka hugaamineysa ee Barcelona, laakiin Sami ayaan weli u hibeyn horyaalnimada. Kooxda difaacaneysa horyaalka ayaa sideed dhibcood ka dambeysa Catalan, wuxuuna Khedira u arkaa dhibcaha u dhexeeya kuwo lasoo megi karo. “Dabcan, wey adkaaneysaa inaad soo qabato koox u xoogan sida...

ABIY AHMED oo qunsulka Itoobiya u fadhiya Somaliland u dalacsiiyay safiir buuxa

Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay shaaca ka qaaday in qunsulka Itoobiya u fadhiya Hargeysa dhawaan loo dalacsiiyay...