Monthly Archives: October 2012

Madaxwayne Xasan oo u duceeyay shacabka + Sawiro.

Daawo Sawirada Salaadii Ciida Madaxwaynaha Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud uu ku tujiyay Masaajidka Isbahaysiga. Madaxwaynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu duceeyay Masaajidka. Waxaa goob joog ka ahaa...

Daawo sida looga ciiday Muqdisho.

Aqristayaal, waxaa maanta si wanaagsan looga ciiday magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, haddaba halkan ka Daawo Sawirada Sida Caasimada Soomaaliya Muqdisho dadka ay ugu...

Madaxda dalka oo shacabka kula hadlay Masaajidka Isbahaysiga.

Goordhow Waxaa Saalada Ciida Shacab badan oo madaxda dowlada ay ku jirto ay ku tugteen Masaajidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho kaa oo maalmaha Ciida...

Magaalada Muqdisho oo si qurux badan looga Ciidayo maanta.

Magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Soomaaliya ayaa saakay si wanaagasan dadka ay ugu ciidayaan iyadoo magaalada ay qariyeen dadka Ciidaya Saakay. Wadooyinka Muhimka ah ee...

Dhambaal furan oo ku socda Madaxweynaha Jamhuuirada FS.

Mudane Xasan Sheekh Maxamud Marka ugu horeysa waxaan kuugu hambalyeynayaa, xilka culus ee aad umadda Soomaaliyeed u qaadday, waxaana Alla SWT kaaga baryayaa in uu...

Aaway kaalinta Turkiga ee Kismaayo?‏

Kadib booqashadii uu RW Turkiga Rajab Dayib Ordogan ku yimid caasimada Muqdisho 19 Agosto 2011 waxaa isa soo tarayay kaalinta Turkiga ee Soomaaliya, kadib...

Xukunka Salaadaha Jimcaha iyo Ciidda marka ay wada kulmaan!!

Dhamaan umadaha muslimiinta waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Adxa oo ku beegan maanta oo Jimce ah. Maadaama ay ku soo aaday maalin Jimco ah salaada...

Weli ma aragtay Geel marqaamaya? (Daawo Video-gan, adaa yaabayee!!)

Magaalada Boorama ee gobolka Awdal ee dalka Somalia, ayaa waxaa lagu arkay dad badan ay la yaabeen hal geel ah, oo si aad ah...

Fadhi ku dirirka iyo faallada shacabka (Sheeko Siyaasadeed xiiso badan)

Dharaar weliba sheeggeed, dhacdo weliba hadalkeed, Arrin laga dhursugayaa, Ismaan dhaafka keentee. Waa sheekadeenii taxanaha ahayd ee araahda Dadweynaha iyo kala feker duwanaanshaha, iyadoo aan sidii caadada...

Siilaanyo oo hambalyada ciida diray.

(Warsaxaafadeed)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ku hadlaaya magaciisa, magaca golayaasha kala duwan ee qaran, iyo guud ahaanba magaca shacbiga Somaliland, meel kastay joogaan wuxuu hambalyo Madaxweynaha...

Saddex Nafood….!!! (Qiso Jaceyl oo xanuun badan, Qeybti 3-aad)

Qeybti 4-aad. Qeybihi hore halkan ka arag 1-aad   2-aad  3-aad. Laakiin berri maxaad ku gaadhi sow adigan bestaa ah ee dhimasho ku dhow? Dhimasho? Ma naag baa loo...

Luis Nani oo sheegay inuusan ogeyn inuu sii joogayo Man United iyo in kale.

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Manchester United Luis Nani ayaan fikir ka heysan hadii uu kooxda kusii nagaanayo iyo hadii kale – wuxuuna sheegay...

Costacurta oo sheegay inuu soo dhaweynayo hadii loogu yeero inuu macalin u noqdo Milan.

Daafacii weynaa ee kooxda AC Milan Alessandro Costacurta ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu tababare u noqdo kooxdiisii hore ee Rossoneri. Daafacii hore ee Milan...

Inter Milan oo dooneysa inay si dhaqso ah kusoo qaadato xidiga reer Brazil Paulinho.

Inter Milan ayaa dooneysa inay soo qaadato ciyaaryahanka reer Brazil ee kooxda Corinthians Paulinho, kaasoo la sheegayo inay qiimo ku dhow 15 ilaa 20...

Anzhi Makhachkala oo dooneysa inay iibsato Weyne Rooney.

Anzhi Makhachkala ayaa dooneysa inay dalab u dirto ciyaaryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney, sida laga soo xigtay agaasimaha kooxda Roberto Carlos. Anzhi ayaa dalabkeeda...

Caasimada Online oo idin leh Ciid Wanaagsan Akhristeyaal.

Ciid Wanaagsan !! dhamaan aqriteyaasheena sharafta iyo qiimiga naga mudanoow, maamulka iyo shaqaalaha Caasimada Online wuxuu idinkugu hambalyeynayaa maalinta barkeysan ee Ciid Al-adxa. Waxaan idiin...

Daawo: Hees Madaxa iyo Gacmaha lagu istaagayo oo la soo saaray.

Hees Jadiid ah oo lagu soo aadiyay maalinta Ciida ayaa waxaa la soo galiyay qeeybta Muuqaalada Fanka Soomaaliyeed waxaana Heestaan cusub mar qura lagu...

Demetrio Albertini: Milan waa inay heysataa tababareheeda Massimiliano Allegri.

Halyeeygii kooxda AC Milan Demetrio Albertini ayaa u sheegay kooxdiisii hore ee Rossoeri inay ceshto tababareheeda Massimiliano Allegri. Kooxda ka dhisan San Siro ayaa si...

Juventus oo dooneysa inay Janaayo lasoo wareegto xidiga Schalke 04 Julian Draxler.

Juventus ayaa lasoo werinayaa inay Janaayo xiiseyneyso xasiixa ciyaaryahaka kooxda Schalke Julian Draxler, sida ay tebineyso jariirada Italian Press. 19 jirkaan kubad qaabeeyaha ah ayaa...

AC Milan oo bedelka Allegri u aragtay Frank Rijkaard, xilli wadahadalada la isku afgartay.

Waxaa soo baxaaya warar sheegay in horay la isugu afgartay in Frank Rijkaard uu xilka tababarenimo ee AC Milan ka bedelo Massimiliano Allegri. Rossoneri ayaa...

Somaliland oo shaacisay in Itoobiya aysan u ogolaan doonin dhismaha dekad cusub

Hargeysa (Caasimada Online) - Somaliland ayaa sheegtay inay fileyso in dhowaan la soo geba-gebeeyo saxiixa heshiiska ay la galeyso Itoobiya, kaasi oo is-afgaradkiisa lagu...