Monthly Archives: October 2012

Tababaraha Chelsea Roberto di Matteo oo kooxdiisa ku qal qaalinaya inay ceshato A.Cole.

Tababaraha kooxda Chelsea Roberto di Matteo ayaa ku booriyey  kooxdiisa inay ceshtaan daafacooda bidix Ashley Cole, kaasoo ay doonayaan Manchester United iyo Paris St...

Real Madrid oo dooneysa inay Janaayo lasoo wareegto xidiga Tottenham Gareth Bale.

Real Madrid ayaa dooneysa inay si la yaab leh usoo bandhigto kooxda ka ciyaarta Premier Laegue ee Tottenham kaasoo ah in daafacooda bidix ee...

Daawo sawirada: Degmada Wanla wayn ee huwantu qabsatay.

Daawo sawirada degmada Walanwayn oo Ciidamada dowlada ay joogaan.

Warbixin kashiftay inta goor ee uu Mareykanka maalin kasta diyaarado dagaal u diro Somalia iyo Yemen.

Wargayska Washington Post ayaa wax ka qoray dhaq dhaqaaqayada Ciidamada Maraykanklu ay ka wadaan Saldhigga Milatery ee Maraykanku ku leeyahay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Dhaq Dhaqaaqan...

64 muslimiin ah oo la xasuuqay.

Sawirro ay dayax-gacmeed ku qaadday hay'adda Human Rights Watch waxay muujinayaan caddeymo aad u xun ee mujtamac dhan oo la burburiyay galbeedka dalka Burma...

Soomaalida Reer Minnesota: Ma Ogyihiin waxa ay u codaynayaan?

Sanadkan 2012-ka guud ahaan dalka Maraykanka waxaa ka dhici doona doorashooyinka guud. Taas waxaa sii dheer in gobalo badan oo ay Minnesotaku jirto loo...

Ruushka oo markab dagaal usoo diraya Somalia.

Bayaan manta kasoo baxay dowlada Ruushka ayaa lagu shegay in Ruushka uu qorsheeynayo sidii uu markab dagaal ugu soo diri lahaay Khaliijka Cadan. Roman Martov...

Tababar Ciidamada Dowlada looga furay Muqdisho.

Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxaaa tababar loogu furay Mgaaalada Muqdisho kuwaa oo ah Boolis. Tirada Ciidan ee tababarka loo furay ayaa waxaa...

Dowladda oo soo saartay amar wax looga mamnuucayo Kismaayo.

Warsaxaafadeed. Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celinaysa in la mamnuucay dhoofinta dhuxusha, iyadoo u hoggaansameysa qaraar ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...

Baaq: Jaaliyadda Absuge ee Norway.

Ujeedo : Baaq Jaaliyada Absuge Qumbur ee Dalka Norway                       27/10/2012 Jaaliyada Beesha Absuge Qumbur...

Huwanta oo u dhaqaaqay Jowhar.

Ciidamada Dowlada soomaaliya oo kaashanaya kuwa Amisom ayaa maanta waxaa ay dagaal ku qaadeen Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe. Gawaariad gaashaaman Amisom iyo dowlada...

Faroole oo shaaciyay go’aankiisa ku aadan maamul u dhisida Kismaayo.

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa ka hadlay arrinta iminka Soomaali badan ay aragtiyo kala duwan ka bixinayeen ee maamul u sameynta magaalada Kismaayo iyo...

Madaxwayne Xasan Sheikh oo hal arrin uga digay xubnaha Dowladiisa.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa uga digay Masuuliyiinta Dowlada Cusub ee Somalia, hal arrin oo ah  inay ku kacaan musuq maasuq, waxaana taa badalkeena uu ugu baaqay...

Tiro Soomaali ah oo ku geeriyootay Xajka sanadkan (Dhageyso Wareysi)

Ilaa iyo afar xaaji oo ka mid Soomalida sanadkan xajisay ayaa ku geeriyooday Sacuudiga, iyadoo xaaladii ay ku guteen xajkana ay adkeyd. Wararka ka imanaya...

R/W Saacid oo dhinac isaga riixay Madaxweynaha iyo Damul Jadiid.

Warar xog ogaal ah oo aan helnay ayaa sheegaya in xalay wada hadallo waqti dheer qaatay ay ka socdeen xarunta madaxtooyada Somalia ee Muqdisho,...

Daawo Video: Ka warran haddii uu ahaan lahaa Madaxweyne Xasan.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, ayaa khamiistii magaalada Chicago ee gobolka Illinois oo uu kasoo jeedo ka dhiibtay codkiisa doorashada madaxweynaha ee dhici doonta 6-da...

Ciidamada DF oo looga maaro la’ yahay gabdhaha cad cad ee Marka.

Waxaa sii kordhaya dhibaatooyin maalmihii ugu dambeeyay ay ka cabanayeen shacabka deggan magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose. Qaar ka mid ah shacabkaasi oo...

Haasaawe Haboowsan: Ma qabtaa 10ka Khuraafi ee khaladka laga aaminsanyahay..? Qalinkii M. Xaaji.

Sida sheeka xariirada waxaa jira waxyaabo badan oo aan runta raad ku lahayn balse misna aad loola dhacsanyahay dhabna la moodo marka ay timaaddo...

Soomaalida ku nool Switzerland oo si weyn u ciiday [Sawiro-Video]

Maanta oo ah Maalinta 1aad ee Munaasabada Ciidul Udxiyada ama Ciid weynaada ayaa Musliimiinta ku Nool Dalkan Switzeland waxa ay maanta u wada Ciideen...

Dhageyso Barnaamijka Ciidda iyo Maxamed Suleyman Tubeec.

Barnaamijka Ciidda ee VOA waxaa ka qeybgalay fannaaniin uu ka mid yahay boqorka codka Maxamed Suleymaan Tubeec. Sidoo kale waxaa barnaamijka VOA ee Cidda Carafo...

Kiiska wiilka Xasan Sheekh iyo heshiiska Soomaaliya iyo Turkey maxaa ka dhaxeeya?

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxay galeen heshiis iskaashi dhanka iweydaarsiga dambiileyaasha, maxaabiista iyo eedeysanayaasha ah, heshiiskaan ayaa saameynaya kiis...