Monthly Archives: November 2012

Madaxwaynaha oo jooga Djibouti.

Wafdi uu hogaaminayay Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya xasan sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee dalkaas. Prof. Xasan sheekh Maxamuud ayaa waxaa garoonka diyaaradaha dalkaas ku...

Gerard Pique: Real Madrid weli kama bixin tartanka La Liga.

Daafaca kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa rumeysan inay weli ka fogtahay inay Real Madrid ka quusato hanashada Horyaalka Primera Division. Kooxda difaacaneysa Horyaalka ayaa 11...

Tobankii saxiix ee 2012 ugu fiicnaa Barclays Premier League.

Iyadoo aan qormadaan ku eegeyno ciyaartoydii ay kooxaha Barclays Premier League sanadkaan lasoo saxiixdeen, kuwoodii ugu fiicnaa, waxaan ka cudur daaraneynaa inaanan inagu diyaarin...

Qorshe cusub oo amniga la xiriira oo ka billowday magaalada Muqdisho.

Hey’adaha ammaanka dowladda ayaa wadajir u billaabay qorshe cusub oo hannaankiisa uu la xiriirro isbaddel amni,  waxeyna fikir mideysan ka qaateen halka uu ku...

Maxaa maanta la isla dhex marayaa suuqa kala iibsiga?

Suuqa iyo Xanta Everton ayaa talaabo u qaaday inay raadsato goolhaye cusub ka dib markii uu tababare David Moyes daaha ka qaaday inuu tartan la...

Zico: Mano Menezes uma qalmin in shaqada Brazil laga ceyriyo.

Zico ayaa rumeysan inuusan tababare Mano Menezes u qalmin in laga ceyriyo shaqada xulka qaranka Brazil. Halyeeygii hore ee xulka Brazil, kaasoo haatan tababare u ah...

Paris Saint-Germain oo dalab 123 milyan ah u direysa Ronaldo.

Paris Saint-Germain ayaa quud dareyneysa inay 100 milyan oo ginni oo u dhiganta (123 milyan oo euro) ku dalbato weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo,...

Kabtanka Chelsea John Terry oo tababarka kusoo laabtay.

Taageerayaasha Chelsea ayaa maqlay war ka qosliyey ka dib markii loo sheegay in Kabtankooda John Terry uu kusoo laabtay tababarka Stamford Bridge. Terry ayaa kazoo...

Guddoomiyihii Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo lagu dilay Muqdisho.

Gudoomiyihii Ganacsiga Suuqa Bakaaraha ayaa goordhow waxaa lagu dilay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Kooxo hubaysan oo aan la garanaynin ayaa dilay gudoomiyaha kuwaa oo...

Madaxweynaha oo qaaday tallaabo ka dhan ah Isbaarooyinka Muqdisho.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa xalay qaaday tallaabadiii ugu horeysay oo wax looga qabanayo isbaarooyinka daadsan meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Ciidamada Dowladda...

Safarkeeygii Hargeysa, iyo sirtii aan soo heley! + Sawirro.

“Nimaan Dhul Marin, Dhaayo Maleh” HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Akristaha sharafta badanoow,...

Haweeney bixinta $7.45 ka doorbiday 60 maalmood oo xabsi ah.

FORT PIERCE, Fla. – Haweeney, ayaa go'aan ku gaartay inay doorbiddo inay xabsi gasho intii ay bixin lahayd lacag biil ahayd oo ay ku...

Taliyaha ugu sareeyo Howlgalka Amisom oo booqday Hiiraan.

Jen. Andrew Gutti oo ah Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Amisom ee Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Hiiraan. Socdaalka Taliyaha...

DEG DEG: Madaxwayne Xasan Sheikh oo ka dhoofay Muqdisho.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow waxaa uu ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cade waxaana Socdaal shaqo uu u aaday dalalka Dariska...

Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye oo soo dhoweeyay is-beddelka dalka.

Malaaq Cali Malaaq Showri Malaaq Colow Duubka dhaqanka Xamar iyo Xamar Daye ayaa waxa uu shir jaraâ'd uu uga hadlayay xaalada siyaasadeed ee dalka...

Maxaa maanta kala qabsaday xulalka Somalia iyo Burundi?

Xulka Qaranka Soomaaliya ee loo yaqaan (Xidigaha Badweynta) ayaa maanta iyad jab iyo murugo kala soo dareeray garoonka kubbadda cagta Mandela National Stadium oo...

Madaxwaynaha oo qabtay shir deg deg ah oo loogu digayo Ciidanka DF.

(Mogadishu, Somalia,November,25,2012) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay dhamaan Taliyayaasha ciidamada qalabka sida iyo saraakiisha sar-sare. Kulankaas ayaa waxaa...

Atlas College oo Arday badan oo Soomaaliyeed shahaado siiyay.

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Xaflad si wayn loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen dad Weyne aad u badan Madax siyaasiyiin uu ka...

Qarax ka dhacay degmada Marka.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax bambaano oo  lagu qaaday Ciidamada Dowlada ee degmada Marka ee xarunta Sh/hoose. Qaraxan oo ahaa Bambaanada gacanta lagu...

Waxbarasho aan nooceeda horey loo arag oo laga hir geliyay Muqdisho.

Soomaalida aan awoodin in ay tagaan iskuulada caadiga ah ayaa hadda awoodi kara in ay bartaan akhriska iyo qoraalka iyaga oo dhagaysanaya barnaamijta waxbarsho...

Heshiiska Xasan iyo madax goboleedyada: Dhibcaha siyaasadeed ee labada dhinac kala wataan

Muqdisho (Caasimada Online) – Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Jimcihii kusoo idlaaday magaalada Muqdisho. War-murtiyeed dahsoon ayaa kasoo baxay kulanka, kaas oo markii tafsiir...