Monthly Archives: November 2012

Maraakiib Dagaal oo duqayn ka gaystay gudaha Somalia.

Faah faahin ayaa ka soo baxaysa Maraakiib dagaal oo duqaymo ka gaystay Gobolka Mudug. Maraakiibtaan ilaalaada ka haya Xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa ay weerar gantaalo...

Maxaa maanta la isla dhex marayaa suuqa kala iibsiga?

Wararka Xanta Tooska ah. Darren Bent , oo 28-jir ah, ayaa ku dhow inuu Janaayo si amaah ah ugu biiro Liverpool ka dib markii ay...

Tobankii saxiix ee 2012 ugu xumaa Barclays Premier League.

Tobankaan saxiix ee sanadkaan ugu xumaa Horyaalka Ingiriiska ayaan soo qaadaneynaa inagoo shalay soo qaadanay Tobankii saxiix ee ugu fiicnaa. 1. Michael Owen (Stoke City) Wuxuu...

Stewart Downing oo diirada u saaran kooxda Arsenal.

Tababare Arsene Wenger ayaa doonaya inuu markaan soo bililiqeysto kooxda Liverpool wuxuuna ka doonayaa Stewart Downing, sida uu qorayo Caught Offside. Stewart Downing ayaa ah...

Olivier Giroud: Waxaan doonayaa inaan la ciyaaro Thierry Henry.

Weeraryahanka kooxda Arsenal Olivier Giroud ayaa ku qalqaalinaya Thierry Henry inuu mar kale u saxiixo Gunners inta lagu jiro bisha Janaayo. Henry ayaa tababarka la...

Terry oo banaanka soo dhigay taageerada uu u hayo De Matteo.

Rafa Benitez ayaa mar kale la kulmaya taageero la’aan kaga timaada Kabtanka Chelsea John Terry, ka dib markii la arkay inuu 31 jirkaani ku...

Guardiola oo laga doonayo inuu Messi keeno Stamford Bridge.

Tababare Pep Guardiola ayaa ku tiirsanaanaya mar kale xidiga kooxda Barcelona Lionel Messi kaasoo ah ninka uu doonayo milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich hadiiba...

Silvio Berlusconi: Pato kuma bedelaneyno Mario Balotelli.

Mario Balotelli ayaan boos uga banaaneyn AC Milan iyadoo ay Man City dhaafsaneyso xidiga reer Brazil Alexandre Pato, sida laga soo xigtay madaxweynaha kooxdaas...

Cech: Abramovich ciyaaryahankii khilaafsan haka tago Chelsea.

Petr Cech ayaa u digay ciyaaryahan walba oo khilaafsan milkiile Roman Abramovich. Wuxuuna u sheegay hadii aysan la dhacsaneyn siyaasadiisa inay kooxda isaga tagaan. Abramovich...

Faarax C/Qaadir-ka Damul Jadiid oo ugu dambeyn xil loo magacaabay.

In muddo ah ayay socotay sheekada ku saabsan xilka uu hogaamiyaha kooxda Damul-Jadiid Faarax Sheikh Cabdulqaadir ka hayo Dowladda Somalia. Xildhibaan Faarax ayaa dad badan...

Tobankii saxiix ee abid ugu fiicnaa Barclays Premier League.

20 sano ayaa laga joogaa markii ay Manchester United lasoo saxiixatay Eric Cantona, aan dibu milicsano Tobankii saxiix ee abid ugu fiicnaa Premier League. Waxaa...

Ozil, Iniesta, Pirlo iyo Ribery oo lagu daray Fifpro World XI 2012.

Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid Mesut Ozil, xidiga kooxda Barcelona Andres Iniesta, kubad qaabeeyaha kooxda Juventus Andrea Pirlo iyo xidiga duula ee kooxda Bayern Munich...

Safaarada Somalia ee Malaysia oo albaabada la isugu dhufanayo!

Warar nasoo gaaray ayaa sheegaya in albaabada la isugu dhufan doono safaarada ay Dowlada Somalia ku lahayd dalka Malaysia. Safiirka safaarada Somalia ee dalka Malaysia...

Meydka Yaasir Carafat oo dib loo soo faagayo kadib sir la ogaaday.

Meydka hogaamiyihii hore ee Falastiiniyiinta Yaasir Carafaat ayaa lagu wadaa in dib loo soo faago maalinta talaadada ah, waxaa sidaas sheegay saraakiisha Falastiin. Meydka Carafaat...

Jaaliyadda Mataan Cabdulle ee UK oo soo dhoweysay hadalkii Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye.

Jaaliyadda Beesha Mataan Cabdulle ee ku nool dalka UK, ayaa si buuxda u taageertay hadalkii dhowaan ka soo yeeray Malaaq Cali Malaaq Showri Malaaq...

Wesley Sneijder oo ka gadoodsan mushaarkiisa Inter Milan.

Ciyaaryahanka Manchester United diirada u saaran Wesley Sneijder ayey  kooxdiisu u sheegtay  inuusan u ciyaari doonin mar kale hadii uusan dhimin mushaarkiisa 200 kun...

Sababta Madaxwaynaha uu ugu ambabaxay dibada oo la sheegay.

Kadib markii Madaxwaynaha Soomaaliya uu maanta u amba  baxay dalka dibadiisa Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya Maxame Cusmaan Jawaari ayaa faahfaahin ka bixiyay safarka Madaxweynaha . Guddoomiyaha...

DF oo ballan qaad ka sameysay dilkii Gudoomiyaha Suuqa Bakaaraha.

 Warka ka soo baxay Masuuliyiinta maamulka Gobalka banaadir ee Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu ku hanjabay inay gacanta kusoo dhigi doonaan cidii ka dambeysay...

Mario Gomez: Bayern Munich waa inay ku guuleysataa Bundesliga.

Mario Gomez ayaa u sheegay kooxdiisa Bayern Munich inay qasab ku tahay inay sanadkaan qaado horyaalka Bundesliga Jarmalka ka dib markii ay laba sano...

Benitez: Fursado badan waa in loo abuuraa Fernando Torres.

Tababaraha cusub ee ku meel gaarka ah ee Chelsea Rafael Benitez ayaa rumeysan inay tahay in ciyaartoyda Chelsea ay fursado badan abuuraan si uu...

Arrinta keliya ee looga baaqsan karo in Muqdisho uu ku laabato xaalkii xumaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii tegay dib ugu soo laabtay toogashooyinka ay geysanayaan kooxaha argagixisada. Kadibna waxaa sahal noqotay inay baxsadaan...