Monthly Archives: November 2012

Faallo: Boqolkiiba konton ha ku biirin mucaaradka!

Soomaaliya waa wadan ay aafeeysay Qabyaalada, qof walbana uu ka fakaro saamiga ay beeshiisu ku leedahay dawlada, waxaan dareemi karnaa qaabka ay ku yimaadeen,...

Madaxwaynaha oo la kulmay wafti ka yimid Switzerland + Sawirro.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiska waxaa uu ku qaabilay Wafdi ka socday Dowlada Switzerland . Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Safiirka iyo...

Faroole oo wafti u diraya Kismaayo.

Maamul goboleedka Puntland ayaa wafti heer sare ah u diri doona magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, oo xiisado siyaasadeed ay ka jiraan,...

Xasan iyo Saacid oo weli is haya.

War laga helayo aqalka Madaxtooyada Vila Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu bilaabay kuluma gaar gaar ah oo uu la qaadanayo Baarlamanka. Xasan...

PSG oo beenisay wararka xanta ah ee sheegaya inay 100 milyan ku iibsaneyso Ronaldo.

Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa gaashaanka ku dhuftay wararka xanta ah ee la xiriirinaaya inay soo iibsanayaan ciyaaryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo. Wargeyska...

Neymar: Ma ahan waqtigii ugu haboonaa ee aan u dhaqaaqi lahaa Yurub.

Weeraryahanka kooxda Santos Neymar ayaa ka dhawaajiyey inuusan dareen u heyn inuu u dhaqaaqo Yurub waqtiyada dhow isagoona ka sheegay inuu ku faraxsan yahay...

Arsene Wenger oo doonaya inuu Theo Walcott baaqi kusii ahaado Arsenal.

Tababaraha kooxda Arsenal  Arsene Wenger ayaa rumeysan inay tahay in qandaraas cusub uu kooxda ka mudan yahay Theo Walcott ka dib markii uu si...

Dhageyso: Taariikhda Xarakooyinka Islaamiga ah ee Dalka Soomaaliya.

Muftiga weyn ee Soomalaiyeed Sheekh Maxamed Axmed Nuur “Gadhyare” ayaa ka sheekeeyay taariikhda ururrada Islaamiga ah ee dalka Somalia. Sheekha ayaa wareysi arrintaas ku saabsan...

Man United oo 16 milyan ku dooneysa xidiga garabka uga ciyaara Porto James Rodriguez.

Kooxda Old Trafford ayaa isha ku heysa xaalda weeraryahanka Porto kaasoo ay u aragto bedelka xidiga kooxda kasii socda ee Luis Nani. Man United ayaa...

Man United oo Arsenal, Man City iyo Liverpool kula biirtay xiisha loo qabo Wilfried Zaha.

Manchester United ayaa kula biirtay kooxaha wakiilada indha-indheeyeyaasha ah u dirtay ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Crystal Palace Wilfried Zaha. Tottenham ayaa la rumeysan yahay inay...

Paris St Germain oo 100 milyan ku dooneysa Cristiano Ronaldo iyo Jose Mourinho.

Kooxda qaniga ah ee reer France Paris St Germain ayaa qorsheyneysa inay dalab u dirto weeraryahanka Real Madrid iyo tababarahooda: Cristiano Ronaldo iyo Jose...

Isku aadka Capital One Cup oo la sameeyey Leeds v Chelsea, Bradford v Arsenal.

Kooxda kusoo tumatay Manchester United ee Chelsea ayaa wareega sideed dhamaadka booqan doonta Elland Road oo ay ku ciyaarto Leeds  isku aadka koobka Capital...

“Xaaskeygii aadka aan u jeclaa ayay kufsadeen kadibna dileen” (Daawo Wareysiga dhacdo xunuun badan)

Iyadoo dhawaan ay ahayd markii dalka Koonfur Africa lagu kufsaday ka dibna la daldalay Gabar Soomaaliyeed oo uur Sagaal Bilood lahayd Taasi oo lagu...

Wariyaal lagu Xir xiray Beladweyne.

Wariyaal ka howlgalayay Telifishinada Soomaalida ayaa maanta waxaa lagu xiray magaalada Beladweyne ee Xarunta gobolka hiiraan. Ciidamada dowlada Soomaliya ayaa xiray wariyaashan oo lagu haysto...

Dad loo qabtay dilka Taliyaha Hiiraan.

Dad ayaa loo qabtay dilka Taliyihii Ciidamada Booliska ee magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka hiiraan oo maalintii shalay la dilay. Dilkan ayaa waxaa lagu tuhmayaa...

Daawo: Jaamac oo xog ka bixiyay fadeexada Danab, “Rag waaweyn ayaa ku lug leh”

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay fadeexadda musuq-maasuq ee hareysay taliska ciidanka Danab. Wasiir...