Monthly Archives: November 2012

Neymar: Oscar laba sano ka dib wuxuu noqon doonaa xidiga ugu fiican caalamka.

Weeraryahanka kooxda Santos iyo dalka Brazil Neymar ayaa u arka inuu Xidiga kooxda Chelsea Oscar noqon doona laacibka caalamka ugu wanaagsan, sida uu qoray...

Gaarisa: Kaniisad la weeraray.

Faah faahin ayaa kasoo baxaysa qarax qasaara gaystay oo ka dhacay Magaalada Gaarisa oo xarun u ah gobolka Waqooyi bari. 11 ruux ayaa la tilmaamayaa...

Wafdi ka socda Mareykanka oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa waxaa uu ku qaabilay Masuuliyiin Caalami ah oo ka socda Dowlada Mareykanka. Wafdigan ayaa Kulan ka dhacay Garoonka Muqdisho...

Messi waa mishiinka Barcelona iyo Mourinho oo gaaray guushiisii Boqolaad ee Real Madrid.

Lionel Messi ayaa waayo taariikhi ah ku hugaaminaya kooxda Barcelona iyadoo aan kooxda ka dhisan Gobolka Catalonia weli dhinaceeda dhulka la dhigin ka dib...

Muddayn: Dariiqii Soomaaliya: Laga soo billaabo burburkii 1991 illaa dowlad rasmi ah. (Xog culus)

Taniyo burburkii dawladdii dhexe 1991-dii, Soomaaliya waxay soo yeelatay dawlado ku meel gaadh ahaa oo is-daba jooga, iyagoo qaar ka mid ah aysan anfac...

Liverpool oo dooneysa inay Janaayo lasoo wareegto weeraryahanka Swansea Michu.

Kooxda ka dhisan Anfield Road Liverpool ayaa ciyaaryahan kale ka dooneysa kooxda ku ciyaarta Liberty Stadium ee Swansea City. Tababaraha Liverpool Brendan Rodgers ayaa xiiseynaya...

Chelsea oo dooneysan mishiinka goolasha Milan Stephan El Shaarawy (Warbxin)

Chelsea ayaa raadineysa qorshe ay ku dhisto weerarkeeda habacsan iyadoo kooxda ka dhisan Stamford Bridge markaan lala xiriirinaayo da’yarka kooxda AC Milan Stephan El...

Javier Zanetti: Waan u qalanay inaan jebino Rikoorkii duul darro la’aanta Juventus.

Kabtanka kooxda Inter Javier Zanetti ayaa guul taariikhi ah ku sheegay ka dib markii ay soo afjareen rikoorkii Juventus ee ahaa inaan 49 kulan...

Manchester City oo 50 milyan oo ginni ku dooneysa xidig yaraha reer Brazil Neymar.

Tababare Roberto Mancini ayaa weydiisan doona agaasimaha cusub ee kooxda Man City marka uu la kulmo isbuucaan inay kooxdu lasoo saxiixato xidiga reer Brazil...

Dhega Badan oo u digay Wasiirada iyo Xildhibaanada DF. (Aqri Sababta).

Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya Jen. Cabdi kariin Yuusuf Aadan Badan ayaa  ku war geliyay Xildhibaanada Barlamanka, Wasiirada, Hay'adaha Samafalka iyo Shirkadaha Ganacsiga inay...

Dolwadda oo diyaarisay Ciidamaadii beddeli lahaa kuwa Amisom.

Xili ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya tababar loogu soo gabagabeeyay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa wasaarada gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya waxa ay faahfaahin...

War murtiyeed: Beesha Baadicadde ee Dalka Switezland [Sawiro]

Waxaa Todobaadkan Kulan ku yeeshay Magaalada Bern ee  Dalka Switzerland Jaaliyada Beesha Baadicadde ee Ku Nool Dalkan. Kulankan oo ay qabsatay Jaaliyada Beesha Baadi Cadde...

Ogow wax badan oodan ogeyn !!!

- Ogow Akhristow in xuruufta luqadda Engilish-ka lagu soo kobo odhaah ah “The quick brown is fox jumping over a lazy dog”.Halka luqadda Somaligana...

Beesha Caalamka oo RW Saacid u gudbisay tiro wasiiro iyo hal beel darteed oo ay wax u xayiran yihiin.

Ra’iisul wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maalmihi ugu danbeyay ku jiraay la tashiyaadi ugu danbeyay ee uu ku doonayo in uu ku soo...

Muqdisho: Sawirrada iyo Warbixinta Qarax ismiidaamin ahaa.

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday maqaayad ku taala agagaarka Zoobe ee magaalada Muqdisho. Inta badan wararka ayaa sheegaya in...

Meliteriga DF oo hub ka dhigis ku sameeyay Ciidanka DF + Sabab.

Ciidamada Militeriga Dowlada ayaa maanta howlgal hub ka dhigis ah waxaa ay ka sameeyeen Muqdisho inkastoo is hortaag ay kala kulmeen. Meliteriga ayaa waxaa ay...

Baarlamanka Somalia oo ka soo horjeesatay Madaxwayne Xasan.

Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta fadhigoodii 15 aad waxaa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaana ay kulaaleen qodobo badan. Kulanka Baarlamanka ayaa waxaa looga doodayay qodobo...

Muqdisho: Nin iyo Naag isku dhagay ayaga oo zineysanaya. (Mucjiso)

Hadal haynta Muqdisho oo ah Caasimada Soomaaliya, ayaa waxa ay maanta tahay war ah inay isku dhageen Nin iyo Naag iska macsiyaystay, oo sida...

Dowlada Soomaaliya oo ku soo jeesatay Ururka Raaskambooni

Taliska Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhuftay waxaa loogu magacsdaray Ururka Raaskambooni oo la rumaysan yahay inay dowlada garabsiiso. Cabduqaadir  Cali diini oo...

Saraakiisha DF ee Jubbooyinka: “Waxaan ka cabaneynaa hal arrin”

Saraakiisha Dowlada Soomaaliya ee gobolada Jubooyinka ayaa ka cowday Mushaar la'aanta haysata Ciidamada Xooga dalka ee ku sugan halkaas. Taliyaha Ciidamada Dowlada Soomaaliya Cismaaciil Saxardiid...

Xasan Sheekh iyo Imaaraadka: Natiijada labada fursadood ee Xasan uu bixiyay

Muqdisho (Caasimada Online) – Ku tiirsanaanta Villa Somalia ee nidaamka Abu Dhabi waa gaba-gabo, laakiin taliska madaxweyne Xasan Sheekh weli ma rabo inuu xaqiiqada...