Monthly Archives: November 2012

Golaha Wasiirada oo maanta lagu dhowaaqayo + Magacyada qaar.

Maanta ayaa lagu wadaa in Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon uu ku soo dhawaaqo golahiisa Wasiirada ee mudo looga fadhiyay inuu shaaciyo. Wararka Saakay...

Maxaa xalay ka dhacay Muqdisho?

Qarax dad shacab ah ay wax ka soo gaareen ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ka dib markii kooxo hubaysan...

Arag Sawir gacmeed cajiib ah: Xilal doonka Kooxda Damul Jadiid.

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa sawir cajiib ah ka sameeyay xubnaha kooxda madaxweyne Xasan Sheikh ee Damul Jadiid iyo sida ay...

Daawo: Sirta & sababta ka danbeysa surgoynta Suxufiyiinta (Xog warran)

Markii ugu horeysay ayaa saxafiiyinta jooga dalka Koonfur Africa ayaa waxa ay soo bandhigeen sirta iyo surgooyada ka danbeysa suxufiyiinta la xabad siibayo maalin...

QAYLA DHAAN: Waa ayo dadka ‘AF-SOOMAALIGA’ ku hadla?

Dalka Soomaaliya oo tan iyo burburkii kusoo baxay dal bilaa walaal, bilaa saaxiib ah ayay taasi keentay inay dunidu nagu nacayso erayga dal fashilmay...

Sii hayaha Safaarada Somalia ee Suuriya oo wax lala yaabo sameeyay.

Sii hayaha Safaaradda Soomaalida ee Suuriya oo laga cabanayo! Safaaradda Soomaalidu ku leedahay dalka Suuriya ayaa la soo baxday dhaqan aad looga yabay, ee ay...

Chelsea oo heshay magaca taageerihii sameeyey astaanta daanyeerka kulankii Man Utd.

Taageerihii kaasoo muuqday Stamford Bridge isagoo sameynaya falal cunsuri ah oo uu ula jeeday weeraryahanka Manchester United Danny Welbeck ayaa la helay magaciisa, ninkaa...

Corinthians oo Chelsea u sheegtay inuusan iib aheyn xidiga diirada u saaran Paulinho.

Chelsea ayaa loo sheegay inay maskaxeeda ka saarto inay lasoo saxiixato xidiga qadka dhexe ee heerka caalami ee dalka Brazil Paulinho. Roberto Di Matteo ayaa...

Messi oo 2 maalin seegay tababarka Barca xilli ay fooda u saran tahay inuu Aabe noqdo.

Xidiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa ka maqnaa tababarkii jimcada ee kooxdiisa iyadoo gababdha uu saxiibka la yahay Antonella Roccuzzo la ogyahay in cusbiltaalka...

Liverpool oo dooneysa inay Janaayo 8 milyan kula soo wareegto Theo Walcott.

Liverpool ayaa dooneysa inay qiimo 8 milyan oo ginni ah Arsenal Janaayo ugala soo wareegto Theo Walcott, xidiga reer Englan waxa uu qadnaraaskiisa Arsenal...

AC Milan oo laga yaabo inay dib usoo ceshato Alessandro Nesta.

Waxaa jira warar xan ah oo lala yaabay kuwaas oo sheegaya in Alessandro Nesta uu bisha Janaayo kusoo laaban karo Milan inta uu xiran...

Madaxda DF, Saraakiisha Kenya iyo Raaskambooni oo shir xasaasi ah oo uu ugu soconayo Kismaayo.

Wafdi Caalami ah oo kasocday dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaaren magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose kuwaa oo u kur galaya...

Madaxweynaha UEFA Michel Platini: Andrea Pirlo wuu ku guuleysan karaa Ballon d’Or.

Madaxweynaha UEFA Michel Platini ayaa kalsooni ku qaba in geesiga Juventus iyo Italy Andrea Pirlo uu ku guuleysan karo abaal marinta Ballon d’Or. Halyeeyga qadka...

Milan oo neef kasoo fuqday ka dib markii ay tababarka kusoo laabteen sedax ciyaaryahan.

Robinho, Mattia De Sciglio iyo Kevin-Prince Boateng ayaa dib ugu soo laabtay tababarka Milan, laakiin Luca Antonini ayaaa weli la tacaalaya inuu kasoo laabto...

Maxaad kala socotaa saameynta iyo dhibka sarifka lacagaha qalaad uu ku hayo dhaqaalaha Somalia?

Sida aynu wada ognahay Soomaalliya waa wadan dhibaata badani ay ka taagneed oo 21 sanadood dil, dhac iyo boob lagu soo jiray, laakiin hada...

QM oo arrin la yaab leh ugu baaqday Suxufiyiinta Soomaalida.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Mahiga ayaa arrin la yaab leh ugu baaqay wariyaasha Soomaalida oo ah inay is...

XOG: Magacyada qaar ka mid ah Wasiirada cusub iyo Beelahooda.

Caasimada Online ayaa waxaa u suurta gashay inay hesho liiska horudhaca ah ee qaar ka mid ah wasiirada cusub ee lagu wado inuu ku...

QM oo soo fara gelisay maamul u sameynta magaalada Kismaayo.

Arrinta maamul u sameynta magaalada Kismaayo iyo Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo, ayaa weli waxa ay tahay kubbad dhex taal diilinta dhexe ee garoonka, ayada...

Haweeney shaqadeeda laga ceyriyay sababtoo ah way qurux badan tahay.

Haweeney degan gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in shaqadeedii laga ceyriyay, sababtoo ah ragga ay u shaqeyneysay ayaa ka cowday inay...

Saddex Nafood….!!! (Qiso Jaceyl oo xanuun badan, Qeybti 5-aad)

Qeybti 5-aad. Qeybihi hore halkan ka arag 1-aad   2-aad  3-aad 4-aad Taydoonta ha ahaato ee bal ka warran haddii ay soo baxdo, oo kuu timaado, oo ku tidhaahdo: ”Waan gam’i...

Xogta kulan xasaasi ah oo dhex-maray Sanbaloolshe iyo Ugaaska Xawaadle

Beledweyne (Caasimada Online) – Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanboloolshe) ayaa kulan xasaasi ah la yeeshay Ugaaska beesha...