9617446f-b0fb-4bb3-a2a1-d070659dfb40

Maxaa ka socda dhulkii qabuuraha iyo kii toogashada ee Muqdisho oo qeylo ka yeertay?

Muqdisho (Caasimada Online) – Fadeexadaha dhulalka ee ka taagan magaalada Muqdisho waxay markaan ku fideen qabuuraha. Waxaa shalay qabuuraha Iskuul Buluusiyo laga saaray meydad uu...