Gaalkacayo - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Dagaal qaraar oo ka socda bartamaha magaalada Gaalkacayo

Gaalkayo (Caasimadda Online) - Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas uu hadda ka socdo dagaal u dhexeeya ciidamada...

Maxkamad ku taal Gaalkacayo “oo dambi ku wayday” nin lagu eedeeyay in uu nabiga NNKH u gefay

Gaalkacyo (Caasimadda Online) - Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir uu ku...

Ciidan careysan oo qabsaday kontaroolka waqooyi ee Gaalkacyo + Sababta

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Wararka naaga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa...

Puntland oo raadineysa wiil iyo aabihiis oo dil gaystay

Gaalacyo (Caasimada Online) - Ciidamada ammaanka ee maamul goboleedka Puntland ayaa haatan bilaabay howlgal ay ku baadi goobayaan Wiil iyo Aabihiis oo xalay dil...

Mucaaradka Puntland oo kusii qul-qulaya magaalada Garowe iyo qorshaha socda

Garoowe (Caasimada Online) – Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland kuwooda ugu miisaanka culus ayaa kusii qul-qulaya magaalada Garowe, xilli uu halkaasi ka furmayo shirweyne looga soo...

Duqeyn ka dhacday degaan ay isku horfadhiyaan ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka diyaarado dagaal ay duqeymo ka gaysteen deegaanka Shabeelow ee koonfura...

Tobanaan qof oo ay ku jiraan mas’uuliyiin oo ku dhintay dagaal ka dhacay Mudug

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal qaraari uu shalay ka dhacay meel u dhaxaysa Wisil iyo degaanka...

Dhaqaatiirta Gaalkacyo oo go’aan culus ku dhowaaqay kadib dilkii Dr SAKARIYE

Gaalkacayo (Caasimada Online) - Dhaqaatiirta iyo bahda caafimaadka ee ka howlgala gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta isugu soo baxay magaaladaasi,...

Puntland oo qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta weerarkii wasiirka arrimaha dibedda

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo qoraal kooban soo saaray ayaa guddi ka kooban lix...

Ciidan beeleed gadoodsan oo ku hanjabay in doorasho aanay ka dhaceyn Gaalkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Ciidan beeleed ku sugan Gaalkacayo oo ka gadoodsan in doorashada laga reebo taliyihii hore ee ciidanka xooga dalka, Daahir Indha...

Magacyada saraakiishii ONLF ee QALBI-DHAGAX kahor laga dhiibay Soomaaliya

Xubnaha Ururka ONLF ee muddada dheer dagaalka hubeysan kula jiray dalka Itoobiya ayaa marara badan laga soo qabtay gobollada Soomaalida iyaga oo loo dhiibay...

Halka ay yaalaan 240-ka KURSI ee weli ka harsan doorashada golaha shacabka

Muqdhso (Caasimada Online) - Waxaa shalay si rasmi ah u billaabatay mudada 40-ka cisho ah ee loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo doorashada Golaha...

Waa kuwee magaalooyinka lagu arkay hubka ay IRAN soo gelisay Soomaaliya?

Garoowe (Caasimada Onine) - Sida laga soo xigtay Hay'ad cilmi baaris ah oo fadhigeedu yahay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, hubka ay Iran siiso...

Wararkii ugu dambeeyey ee safarka R/Wasaare Rooble ee Garbahaarey + Sawirro

Garbahaarey (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo, waxaana si diiran u soo...

Maxkamadda ciidamada oo shaacisay cidda loo haysto dilkii Sheekh Cali Dheere

Muqdisho (Caasimada Online) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay Magaca qofkii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 deegaan hoostega Magaalada Gaallkacyo loogu...

PUNTLAND oo gacanta ku dhigtay mid ka mid ah raggii dilka ka geystay GAALKACYO

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ballaaran ka sameeyey waqooyiga magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka...

Aqri: Magacyada iyo xilalka saraakiishii sar sare ee lagu dilay qaraxii GAALKACYO

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo uu booqanayey ra'iisul...

R/W Rooble oo war kasoo saaray qaraxii Gaalkacyo ee uu maanta ka badbaaday

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay garoonka Cabdullaahi Ciise ee...

Puntland iyo Shiinaha oo kala saxiixday laba heshiis oo waa weyn + Sawirro

Beijing (Caasimada Online) - Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo kala ahaa Wasiirada Wasaaradaha Duulista Hawada iyo...

Faah-faahin: Heshiis deked oo dhex maray Puntland iyo Shiinaha? + Sawirro

Beijing (Caasimada Online) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Shiinaha...

DF oo shaacisay arrin yaableh oo dagaalka socda uu ku qasbay madaxda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab ay wajahayaan culeyskii u weynaa iyo xaalad quus ah,...